Cid waliba waxa ay haysaa hadal ay odhan lahayd

Size: px
Start display at page:

Download "Cid waliba waxa ay haysaa hadal ay odhan lahayd"

Transcription

1 Marka ilmuhu hadli waayo Marka uu uu ilmuhu hadli waayo mamaxaynu samaynaa markaa? xaynu samaynaa markaa? Buug-yareloogu loogutalogalay talogalaywaalidiinta waalidiintamarka markauu uuilmuhu ilmuhu Buug-yare keeniwaayo waayohadal hadallalafahmi fahmikaro. karo. keeni

2 Cid waliba waxa ay haysaa hadal ay odhan lahayd Buug-yarahan waxa loo sameeyey in uu waalidka iyo caruurta siiyo cawimo sida ugu dhakhsaha badan leh marka uu ilmuhu diido in uu hadlo ama marka uu ilmaha ka lumo ama habsaamo kobcinta luuqaddu.

3 Luqadda Luqadda In luuqadda la kobciyaa waa In waxyaabaha luqadda la ugu kobciyaa muhiimsan waa waxyaabaha ee nolosha ilmaha. ugu muhiimsan Luuqaddu ee waxa nolosha ay ina ilmaha. siinaysaa Luqaddu caddayn, waxa ka qaybgalka ina siinaysaa dadka kale iyo caddayn, bulshada aynu ka qaybgalka ku dhex noolnahay dadka oo aynu ku tiirsanaano. kale iyo bulshada aynu ku dhex Siyaabo noolnahay badan ayeynu oo aynu isu ku tiirsanaano. cabirnaa. Dadka dhagaha qaba badankoodu waxa ay isticmaalan Siyaabo dhawaqa badan iyo dhawaaqa ayeynu jidhka isu cabirnaa. marka ay hadlayaan. Dadka dhagaha Dhawaqu qaba waa kelmedaha badankoodu afka waxa ka soo ay baxa, dhawaaqa jidhkuna waa sida isticmaalaan dhawaaqa iyo ku dayashada dhaqaaqyo kale, dhawaaqa cabirka wejiga jidhka iyo farfiiqinta. marka ay hadlayaan. Dhawaaqu waa kelmedaha Kobcinta luuqadda afka ka soo baxa, dhawaaqa Koboca ilmaha jidhkuna ee luuqadda waa sida waxa ku uu dayashada dhacaa iyada dhaqaaqyo oo cid kale lagala kale, qayb cabirka qaato waxaanu wejiga bilaabmaa iyo laga bilaabo dhalashada iyada farfiiqidda. oo qayb ka qaatan shaqaalaha xanaanadu. Kobaca luqadda ilme Kobcinta ilaa ilme waa luqadda lagu kala duwan Koboca yahay, laakin ilmaha sida ee guud luqadda caruurtu waxa kelmedaha uu dhacaa way fahmaan iyada oo intaanay cid ku kale hadlin. lagala qayb qaato waxaanu bilaabmaa laga Caruurta badankoodu waxa bilaabo dhalashada, iyada ay fahmaan fariimaha yar-yar oo marka ay qayb qiyaastii ka qaataan yihiin 1 sano, shaqaalaha kelmedda ugu xanaanadu. horeysa ayey Kobaca yadhaahdan. luqadda ilmo ilaa ilmo way ku kala duwan yihiin, laakin Laba jirro sida marka guud ay caruurtu yihiinna badankoodu fahmaan qiyaasti kelmedaha way fahmaan 650 kelmadood. Waxa ay odhan intaanay ku hadlin. karaan kelmadood waaxanay isticmaali karaan laba Caruurta ilaa saddex badankoodu kelmadood. 3jir waxa marka ay fahmaan yihiinna waxa fariimaha ay fahmaan yaryar qiyaasti marka 2000 ay oo qiyaastii kelmadood yihiin 1 sano, kelmedda ugu waaxanay odhan karaan qiyaasti horeysana 1000 kelmadood. yidhaahdan. Laba jir marka ay yihiina badankoodu Haddii ilmuhu sidii waxa la rabay ay fahmaan u kobco,fahimkiisuna qiyaasti 650 kelmadood. wanaagsanyahay Waxa looma ay baahna odhan in la werwero haddii uu ilmuhu hadli karaan kelmadood waayo marka uu laba jirka yahay. waaxanay isticmaali karaan laba Luuqadda ilaa saddex oo maqnaata kelmadood. iyo 3jir da daal marka hore ay yihiina waxa ay Caruurta fahmaan qaar qiyaasti ka midi ma 2000 hadli oo doonaan. kelmadood Sababta waaxanay oo ah ama odhan hadalka karaan ayaanay qiyaasti aqoon ama 1000 kelmadood. hadalkooda ayaa aad u yar ama lama fahmi karo. Ilmaha aan hadlayn fahamkiisu Haddii wuu wanaagsanaan ilmuhu sidii karaa, la rabay laakin u waxa kobco saamayn,fahimkiisuna ku yeelan karaa wanaagsanyahay hadal la aantiisa. Caruurtu looma marka baahna ay kelmadaha in la werwero isticmaalan haddii faham uu cusub ilmuhu ayaa hadli u kordhayaa. waayo Sidaa marka uu awgeed laba waa jirka muhiim yahay. in xili hore ilmaha si kale oo uu wax lagu fahmo la baro. Luuqadda oo maqnaata iyo da daal Cad waliba horewaxa ay haysaa Caruurta hadal ay qaar wax ka ku midi fahmi ma lahayd hadli Caruurtu doonaan. waxa ay Sababta ku oo ah ama mashquulsanyihiin hadalka ayaanay waxa iminka aqoon ama iyo hadda hadalkooda dhacaaya, ayaa muddo aad u kadibna waxa ay keenaan yar ama lama fahmi karo. kelmado ay u isticmaalan

4 Alternativ ugu fakirin. og supplerende kommunikasjon Waxa ay noqon karaan: (ASK)/ (Qaabka Waxa aan kale rabaa ee cabirka) dhunkasho, Dadka Waan qaar murugaysanahay, ka midi oo hadalku wuu Kubadda ka wada waxa maqanyahay aan ka ama helay qayb sariirta baa ka hoosteeda, maqan, waxa ay u baahnaan doonaan Si xanuun badan ayaan in ay si kale isu cabiraan. Cabiraadyadan u fadhiyaa, kale Waxbaan waxa ay leeyihiin wanaagsanayn. magac ay wadaagaan, alternativ Maanta og Simen supplerende ayaan kommunikasjon(ask)/(qaabka barnehagen(xanaanada) kula kale ciyaaray. ee cabirka). wakhtiga Ilmaha aan iyo goobaha. hadlayn Waxa badanaa fahamkiisu dhacdaa wuu in caruurto ka hadlaan wax aynaan hore ugu wanaagsanaan karaa, fakirin. Waxa laakin ay waxa noqon saamayn karaan: Waxa ku yeelan aan rabaa kara dhunkasho, hadal Waan la aantiisa. murugaysanaahay, Caruurtu marka Kubadda ay kelmadaha waxa aan isticmaalaan ka helay sariirta faham hoosteeda, cusub ayaa Si u xanuun badan kordhaayaa. ayaan u fadhiyaa Sidaa awgeed, Waxba aan wanaagsanayn. waa muhiim in xili hore Maanta Simen ayaan barnehagen(xanaanada) ilmaha si kale oo wax kula lagu ciyaaray. fahmo la baro. Inkasta Cid waliba oo aanu waxa ilmuhu ay haysaa hadli karin, hadal ma ay aha wax macnaheedu ku fahmi lahayd in ilmuhu Caruurtu bilaa waxa luuqad ay yahay, ku ama aanay jirin wax uu odhan lahaa. mashquulsanyihiin waxa Waxa uu u baahan yahay qaab kale iminka oo uu iyo isku hadda cabiro dhacaaya, oo aan ahayn muddo dhawaqa. kadibna waxa ay keenaan kelmado ay u isticmaalaan wakhtiga iyo goobaha. Waxa badanaa dhacda in caruurtu ka hadlaan wax aynaan hore ASK waxa la odhan karaa waa Inkasta oo aanu ilmuhu hadli wax kasta oo qofka ka caawinaaya sidii karin, uu si ma fiican aha xidhiidh macnaheedu u samyn lahaa, in ilmuhu marka bilaa qaab luqad xidhiidhka yahay, caadiga ama aanay ahi uu jirin socon wax waayo. uu odhan lahaa. Waxa uu u Tisaale baahan ahaan yahay isticmaalka qaab kale ASK oo waa uu isku gacanta cabiro oo la oo isticmaalo, aan ahayn sawir, calaamadaha sawiran ama dhawaaqa. ciyaaraha yar-yar ee midabka leh. Falka, Alternativ xaaladda og supplerende uu qofku ku sugan kommunikasjon yahay iyo dhaqdhaqaaqa (ASK)/ jidhku (Qaabka ay dadka kale ee kale cabirka) turjuman karaan, Dadka fahmina qaar ka karaan mida waxa uu noqon karaa qaab ka mid oo hadalku ka wada ah ASK. Marmarka qaar way maqanyahay ama qaybi wanaagsantahay in la isticmaalo cawiye ka maqantahay, yaal si caruurtu waxa wax ay u u fahmaan, baahan doonaan iyagana la in fahmo. ay si Tani kale waxa isu cabiraan. ay noqon karta Cabiraadyadan Buugaagta kale waxa xidhiidhka, ay leeyihiin sabuuradda canaawinta magac ay ama wadaagaan, qalabka lagu hadlo. alternativ og supplerende Shaqada kommunikasjon(ask)/ ASK markasta waxa ay (qaabka keensanaysaa kale ee in cabirka). uu qofku ku mashquulsanyahay sidii uu ilmaha ugu samayn qaab waxbarasheed wanaagsan.

5 Baahiyaha kala duwan ee loo leeyahay ASK Dadka qaar waxa ay u baahnaan doonan qaab-cabir kale oo hadalka bedala kulli. Qaar kalena waxa ay u baahnaan doonaan qaab-cabir oo taageero u noqda hadal aan sax ahayn ama daciif ah. Caruurta qaarkood abidkoodba ma hadlaan, halka ay qaar kale luqaddu u kobacdo iyaga oo isticmaalaaya ASK. Caruurta qaar way fahmaan waxkasta oo lagu leeyahay, laakiin waxa ka maqan hadalkii. Caruur kalena ma hadlaan, fahamkuna wuu ka habsamaa. Waxa kale oo jirta caruur aan waxba ama inyar fahamta waxa dadka kale leeyihiin. Rooma wadooyin badan ayaa loo maraa Waa mugiim in wakhti hore la bilaabo, waxaana wanaagsan in jihooyin badan laga eego. Ilmuhu faa ido ayuu ka gaadhayaa, xalalkaa kale duwan ee xaaladaha kala duwan. Waalidka iyo dadka udhawi xarfaan ayeey ku yihiin ilmaha xarakaadkiisa. Marka uu ilmu saaxibadiisa la joogo waxa uu faa ido ka heli karaa sawiradahadalka loo fahmaayo iyo buuga xidhiidhka. Ilmahebaa faa ido ku helaaya ASK? Norway waxa ku nool qiyaastii oo qof uu bilaa hadal ah, iyada oo ay sababtay dhibaantooyin la xidhiidha koritaanka. Calaamadooyin badani waxa ay keeni karaan dhibaantooyin la xidhiidha koritaanka iyo baahida loo qabo ASK. Tusaaluhu waxa uu noqon karaa: Cerebral parese Downs syndrom (handikaabka maskaxda) Ulike andre syndromer (handikaabyo kale) Autisme (xanuunda mashquuliya koritaanka) Store og omfattende funksjons-nedsettelser (Naafo) (multifunksjonshemming) Språkvansker (luuqad adayg) Dyspraksi (luuqad adayg) Ervervede skader (xanuuno la helo) Waxa kale oo jirta in caruurta bilaa calaamadda ahai, ee laakin leh koritaanka habsaamay, xanuunada la helo, odhaahda oo ku adkaata u baahnaan doonaan ASK. Xagee baan caawimada ka heli karaa? Goobo badan ayaa la tegi karaa oo caawimo laga heli karaa marka la arko in aanu ilmuhu hadlayn. Ta muhiimka ahi waa in qofka si rasmi ah loo waafaqo oo aan gurigan lagu celin isaga oo werwersan. Badanaa xarunta caafimaadka ee xaafadda waa waaxda ugu horaysa ee qofku werwekiisa ula tago. Xarun caafimaadyo badani waxa ay takhasus ku leeyihiin khibrad bay u leeyihiin luuqadda iyo kobcinta luuqadda, waxa ay yaqaanaan

6 kommunaha(degmeda) logopeder(khubaro) eller Pedagogisk psykologisk tjeneste(khubarada barashada) (PPT). Degmo kastaaba waxa ay leedahay xafiis PPT. Halkan waxa aad ka helaysa khubaro aqoon u leh caruurta iyo koritaankooda, kona caawin kara. Haddii aanay degmadu aqoon u lahayn ama ay ka shakisan yihiin, badanaa waxa u sii gudbiyaan waaxo gaar ah. Degmooyinka qaar waxa u shaqeeya logopeder(khubaro) gaar ah. Waxa kale oo jirta in barnehage(xanaanada caruurta) qaar ka midi ay shaqaalaysiiyeen pedagoger xarfaan ah oo aqoon wanaagsan u leh caruurta iyo kobacooda luuqadeed. Gobol waliba waxa ay leedahay dhakhtar guud oo qayb caruur ah leh/kabashada caruurta. Halkan waxa ku wada shaqeeya shaqaalaha caafimaadka iyo spesial-pedagoger (khubaro takhasus) leh, psykologer (dhakhtarada maskaxda) iyo shaqaale kale. Qoladan waa lala tashan karaa, laakiin si halkan caawimo looga helo waa in uu ku soo diro fastlege(dhaktarka joogtada) ama waax caawimeed oo degmeda ka mid ah (sida PPT). Statped waa xaruumaha caafimaadka ee dawliga ah waddanka oo idil ka jira. Halkan waxa laga bixiyaa talooyinka ku saabsan ee qaabka kale ee cabirka. PPT waxa ay ku siin karaan wixii talo ama warbixin ah. Statped waxa ay leeyihiin mawqic u gaar ah. Halkaan wax ka sii akhrisan karaa? Meelo badan ayaa jirta oo laga akhrisan karo ASK (alternativ og supplerende kommunikasjon). Hayadda isticmaalka ISAAC Norway waxa ay leedahay mawqic u gaar ahmawduucan. Halkan waxa aad ka helaysaa warbixin, qoraalcilmiyeed, qalab iyo links koorasyada iyo wararka goor ka yimaada mawduucan. Mawqicyada kale ee arrintan ka hadlaaya waa Litteratur: Tetzchner, S.V. og Martinsen, H. (2002). Språk og funksjonshemming - En innføring i tegnopplæring og bruk av kommunikasjonshjelpemidler, Oslo: Gyldendal Horgen, T. (2006) Det nære språket. Språkmiljø for mennesker med multifunksjonshemming Light, J.C., Parsons, A.R. og Drager, K. (2002): There is More to Life Than Cookies : Developing Interactions for Social Closeness with Beginning Communicators Who Use AAC.

7 Baltimore; Paul H Brookes Publishing Co. I Reichle, J. mfl, Exemplary Practices Siegel, E.B., for og Beginning Cress, C. J. Communicators. (2002). Overview of Implications the Emergence for of AAC. Early AAC behaviors: Progression from Communication to Symbolic Skills. Siegel, E.B., og Cress, C. J. (2002). Overview of the Emergence of Early Baltimore; AAC Paul behaviors: H Brookes Progression Publishing Co. from I Reichle, Communication J. mfl, Exemplary to Symbolic Practices Skills. for Beginning Communicators. Implications for AAC. von Tetzchner, S., Brekke, K.M., Sjøthun B. og Grindheim, E.(2005) Constructing Baltimore; preschool communities Paul H Brookes of learners Publishing that afford Co. alternative I Reichle, language J. mfl, development. Exemplary Practices Augmentative for and Beginning alternative Communicators. communication, june Implications 2005 VOL. for 21 (2), AAC. pp von Berglund, Tetzchner, E og Eriksson, S., Brekke, M.(2000). K.M., Communicative Sjøthun B. og development Grindheim, Swedish E.(2005) 16- Constructing 28 months old: preschool the Swedish communities early communicative of learners development that afford inventory-words and sentences, scand, J, Psychol, 41:2, alternative language development. Augmentative and alternative communication, june 2005 VOL. 21 (2), pp Berglund, E og Eriksson, M.(2000). Communicative development in Swedish months old: the Swedish early communicative development inventory-words and sentences, scand, J, Psychol, 41:2,

8 Projektet har støtte av: Illustratør: Edvin Claesson

Marka uu ilmuhu hadli waayo maxaynu samaynaa markaa?

Marka uu ilmuhu hadli waayo maxaynu samaynaa markaa? Marka uu ilmuhu hadli waayo maxaynu samaynaa markaa? Buug-yare loogu talogalay waalidiinta marka uu ilmuhu keeni waayo hadal la fahmi karo. Cid waliba waxa ay haysaa hadal ay odhan lahayd Buug-yarahan

More information

Waxaa Suurogal Ah In Lagu siiyo Macaashka kabitaanka ah ee Lambarka Bulshada (SSI)

Waxaa Suurogal Ah In Lagu siiyo Macaashka kabitaanka ah ee Lambarka Bulshada (SSI) Waxaa Suurogal Ah In Lagu siiyo Macaashka kabitaanka ah ee Lambarka Bulshada (SSI) 2013 Waxaa Suurogal Ah In Lagu siiyo Macaashka kabitaanka ah ee Lambarka Bulshada (SSI) Waa maxay SSI? Macaashka Kabitaanka

More information

Substance Abuse or Dependence

Substance Abuse or Dependence Substance Abuse or Dependence Substance abuse is a pattern of using alcohol or drugs that leads to problems in a person s life. These problems can: Put others at risk, such as when driving, working with

More information

Ammaanka Kursiga Baabuurka iyo Kuraasta Buustarka

Ammaanka Kursiga Baabuurka iyo Kuraasta Buustarka Ammaanka Kursiga Baabuurka iyo Kuraasta Buustarka Safety with Car Seats and Booster Seats Car crashes are the main cause of accidental death and serious injury of children. Correctly using a car or booster

More information

Ask Remote Assistance Windowsxp iyo Windows7

Ask Remote Assistance Windowsxp iyo Windows7 Ask Remote Assistance Windowsxp iyo Windows7 waa barnaamish kuu saamaxaayo ama kuu ogolaanaayo adoo qaarad kale joogo uu ku caawiyo qof xirfad uleh oo lagu magacaabo expert adigoo adeegsanaayo internet.

More information

NAFTAADA ILAALI! Aqoon aasaasi ah oo ku saabsan cudurada galmada lagu kala qaado NAFTAADA ILAALI! - Aqoon aasaasi ah oo ku saabsan cudurada galmada lagu kala qaado Qoraalkan dadka akhristaa waxay ka helayaan

More information

Outreach. Newsletter SOMALICAN SOMALI. Inside this Issue: ENGLISH. Tusmada Caddadkan: Volume 2, Issue 4 APRIL, 2010

Outreach. Newsletter SOMALICAN SOMALI. Inside this Issue: ENGLISH. Tusmada Caddadkan: Volume 2, Issue 4 APRIL, 2010 SOMALICAN Outreach Volume 2, Issue 4 APRIL, 2010 Newsletter SOMALI COMMUNITY ACCESS NETWORK SomaliCAN 700 Morse Rd Columbus, OH 43214 614-781-1414 info@somalican.org Inside this Issue: ENGLISH DD Council

More information

Sida Cuntooyinku u Saameeyaan Sonkorta Dhiiga: Hage loogu talogalay Bukaanada Soomaalida ee Sonkorowga qaba

Sida Cuntooyinku u Saameeyaan Sonkorta Dhiiga: Hage loogu talogalay Bukaanada Soomaalida ee Sonkorowga qaba Sida Cuntooyinku u Saameeyaan Sonkorta Dhiiga: Hage loogu talogalay Bukaanada Soomaalida ee Sonkorowga qaba How Foods Affect Blood Sugar: A Guide for Somali Patients with Diabetes Authors: Jocelyn James,

More information

OVERACTIVE BLADDER AND URGENCY KAADI-HAYSTA KACSAN IYO DEGDEGGA

OVERACTIVE BLADDER AND URGENCY KAADI-HAYSTA KACSAN IYO DEGDEGGA WHAT IS? The bladder is a muscle which contracts to empty the bladder when it is full and you are ready to empty. An overactive bladder means the bladder contracts before it is full. It can sometimes contract

More information

Somali CANCER AWARENESS IN THE MUSLIM COMMUNITY INFORMATION SHEET KA WACYI-GELINTA KANSARKA BULSHADA MUSLIMKA AH WARQADDA MACLUUMAADKA

Somali CANCER AWARENESS IN THE MUSLIM COMMUNITY INFORMATION SHEET KA WACYI-GELINTA KANSARKA BULSHADA MUSLIMKA AH WARQADDA MACLUUMAADKA Somali CANCER AWARENESS IN THE MUSLIM COMMUNITY INFORMATION SHEET WHAT IS THE AIM OF THIS LEAFLET? The aim of this leaflet is to improve cancer awareness amongst the Muslim families settled in UK. The

More information

QAYBAHA UU KA KOOBANYAHAY DARYEELKA CAAFIMAADKA DEGMADA DAKOTA OGEYSIISKA KU SAABSAN DHAQANKA ASTURAN

QAYBAHA UU KA KOOBANYAHAY DARYEELKA CAAFIMAADKA DEGMADA DAKOTA OGEYSIISKA KU SAABSAN DHAQANKA ASTURAN QAYBAHA UU KA KOOBANYAHAY DARYEELKA CAAFIMAADKA DEGMADA DAKOTA OGEYSIISKA KU SAABSAN DHAQANKA ASTURAN Hirgalaya Abriil 14, 2003 Wax Laga Baddalay Maarxo 22, 2010 OGEYSIIKAN AYAA QEEXAYA SIDA MACLUUMAADKA

More information

SAY FGM WAXYEELAYNTA SAXAAXA HAWEENKA. Batulo Essak, Eriikka Sailo & Kati Illahe

SAY FGM WAXYEELAYNTA SAXAAXA HAWEENKA. Batulo Essak, Eriikka Sailo & Kati Illahe SAY NO TO FGM WAXYEELAYNTA SAXAAXA HAWEENKA Batulo Essak, Eriikka Sailo & Kati Illahe Soo saarid: Africarewo ry (African Care Women) Farshaxanka: Susanna Dementjeff Dhismaha buugga: Abcultura / abcultura.com

More information

Find Hidden Words (Decoding Strategy)

Find Hidden Words (Decoding Strategy) Find Hidden Words (Decoding Strategy) Ask your child: Finding smaller words in larger ones. 1. Do you see a little word inside the big word? (e.g. Saturday, reading, snowman) Comment trouver de petits

More information

Somali Glossary of Special Education Terminology

Somali Glossary of Special Education Terminology Somali Glossary of Special Education Terminology The purpose of this glossary is to assist Somali interpreters, translators and teachers so that they can provide more accurate interpretation of special

More information

Small Business Health Options Program - SHOP (Barnaamijka Fursadaha Caafimaadka Shirkadaha Yar-yar)

Small Business Health Options Program - SHOP (Barnaamijka Fursadaha Caafimaadka Shirkadaha Yar-yar) DHS-6740A-SOM 10-13 Small Business Health Options Program - SHOP (Barnaamijka Fursadaha Caafimaadka Shirkadaha Yar-yar) Halka aad ka dooraneyso caymiska caafimaadka Arjiga caymiska caafimaadka ee shaqaalaha

More information

EACH. Enabling Change Rebuilding Lives EACH. Enabling Change. Rebuilding Lives

EACH. Enabling Change Rebuilding Lives EACH. Enabling Change. Rebuilding Lives EACH Enabling Change Rebuilding Lives EACH Enabling Change Rebuilding Lives EACH...working with diverse communities to help people address their alcohol, drug, mental health and domestic violence concerns.

More information

naafaynta saxaaxa dumarka

naafaynta saxaaxa dumarka Qoraalkan waxaad ka dalban kartaa: Socialstyrelsens kundtjänst, 120 88 Stockholm. Ama goobta Interneetka oo adreeskeeda ah: www.sos.se/plus/skrift.htm Fax: 08-779 96 67 Lambarka buugga ama lambarka qoraalka

More information

INTRODUCING THE INAUGURAL ENTREPRENEUR S RESOURCE EXPOSITION.

INTRODUCING THE INAUGURAL ENTREPRENEUR S RESOURCE EXPOSITION. INTRODUCING THE INAUGURAL ENTREPRENEUR S RESOURCE EXPOSITION. The purpose of this event is to provide access and information about resources and opportunities available to small business entrepreneurs

More information

Xeerka iyo magangelyada Dublin II. Horudhaca gaaban ee dadka magan-gelyo doonkaee jooga Yurub dhexdeeda

Xeerka iyo magangelyada Dublin II. Horudhaca gaaban ee dadka magan-gelyo doonkaee jooga Yurub dhexdeeda Xeerka iyo magangelyada Dublin II ee Poland Horudhaca gaaban ee dadka magan-gelyo doonkaee jooga Yurub dhexdeeda Hadda waxaad joogtaajamhuuriyada dalka POLAND dadweynuhuna waa 38 milyan, luuqada rasmiga

More information

Parkinson s Disease. Signs. Your Care

Parkinson s Disease. Signs. Your Care Parkinson s Disease Parkinson s disease affects the part of the brain that controls muscle movement. The exact cause of this disease is not known, but there is a decrease in a chemical called dopamine

More information

Story 3 The Cat and the Mouse. A long time ago there was a cat and a mouse that. agreed to travel together. As they walked along, the cat s

Story 3 The Cat and the Mouse. A long time ago there was a cat and a mouse that. agreed to travel together. As they walked along, the cat s A long time ago there was a cat and a mouse that agreed to travel together. As they walked along, the cat s mouth began to water because she was so hungry. The cat began to yawn and to stare at the mouse.

More information

Repairs and maintenance

Repairs and maintenance Repairs and maintenance Phone 020 7364 5015 Email leasehold@ towerhamletshomes.org.uk For Leaseholders Website www.towerhamletshomes.org.uk If you need help, here s how to get in touch Contact us Website

More information

Got it covered? We can help you prepare for the unexpected

Got it covered? We can help you prepare for the unexpected Glasgow Housing Association www.gha.org.uk Your home Home contents insurance Got it covered? We can help you prepare for the unexpected Better homes, better lives, a better Glasgow We can produce information

More information

i Urtehagen barnehage på Grønland i Oslo

i Urtehagen barnehage på Grønland i Oslo i Urtehagen barnehage på Grønland i Oslo Somalisk Kalluunka iyo cunto-badeedka qof walba ayaa cuno ayadoo loo eegin dhaqankooda, diintooda ama jinsigooda. Waxaan qabnaa caado cunto kala duwan, kullanka

More information

Active Range of Motion Exercises: Wrists, Elbows, Forearms and Shoulders

Active Range of Motion Exercises: Wrists, Elbows, Forearms and Shoulders Active Range of Motion Exercises: Wrists, Elbows, Forearms and Shoulders Repeat each exercise times, times a day. Do only the exercises that are checked. Do these exercises with: Both arms Right arm Left

More information

Housing List Application

Housing List Application Answer all questions on this form fully & truthfully or your application will be delayed. Please use a black ball point pen and write in block capitals. If you need help filling in this form please contact

More information

Looking after your new kitchen and bathroom

Looking after your new kitchen and bathroom Looking after your new kitchen and bathroom A guide to caring for your newly refurbished home Phone 020 7364 5015 Email contactus@ towerhamletshomes.org.uk Website www.towerhamletshomes.org.uk A If you

More information

Housing List Application

Housing List Application Answer all questions on this form fully & truthfully or your application will be delayed. Please use a black ball point pen and write in block capitals. If you need help filling in this form please contact

More information

Cancer Screening for Men

Cancer Screening for Men Cancer Screening for Men Cancer is a health problem that can often be cured or managed when it is found early. Here are guidelines to check for some common cancers that affect men. Screening is checking

More information

Get free help with your taxes. Youth kick off recycling effort at four KCHA properties

Get free help with your taxes. Youth kick off recycling effort at four KCHA properties The mission of the King County Housing Authority is to provide quality affordable housing opportunities and to build communities through partnerships. We encourage self-sufficiency and we protect the dignity

More information

Daryeelka Naftaada Kaddib Marka aad Dhasho

Daryeelka Naftaada Kaddib Marka aad Dhasho Taking Care of Yourself After Your Baby's Birth Somali Waxbarashada Bukaanka Waxbarashada Xilliga Dhalmada Daryeelka Naftaada iyo Carruurtaada Daryeelka Naftaada Kaddib Marka aad Dhasho Hambalyo adiga

More information

Fo ræ ld reti lfred s h eds u nd e rs ø gelse. BøRNOG"''"' M Aarhus Kommune. Parent satisfaction survey 2011 2011,!l rl:-) ç9r Èñil Lptll ct: r..,!

Fo ræ ld reti lfred s h eds u nd e rs ø gelse. BøRNOG''' M Aarhus Kommune. Parent satisfaction survey 2011 2011,!l rl:-) ç9r Èñil Lptll ct: r..,! BøRNOG"''"' M Aarhus Kommune Fo ræ ld reti lfred s h eds u nd e rs ø gelse Parent satisfaction survey 2011 2011,!l rl:-) ç9r Èñil Lptll ct: r..,!l Baarista ku qanaca adeegsadaha eezo11 Memnuniyet araçtrrmasr

More information

A claim form for Housing Benefit and Council Tax Support

A claim form for Housing Benefit and Council Tax Support A claim form for Housing Benefit and Council Tax Support If you need help or more information, please contact Hounslow Revenue Services either by phone on 020 8583 4242 or or in in person at at any any

More information

Paying your rent You ve got nine easy ways to pay

Paying your rent You ve got nine easy ways to pay Glasgow Housing Association www.gha.org.uk You and GHA Rent payments Paying your rent You ve got nine easy ways to pay Better homes, better lives We can produce information on request in large print, Braille,

More information

Arthritis. Signs of Arthritis

Arthritis. Signs of Arthritis Arthritis Arthritis occurs when the joints in the body are inflamed or there is a breakdown of cartilage in the joints. Joints are places in the body where two or more bones meet, such as the hip or knee.

More information

Your close and backcourt maintenance services

Your close and backcourt maintenance services Glasgow Housing Association www.gha.org.uk Your home Neighbourhood environmental services Your close and backcourt maintenance services Better homes, better lives We can produce information on request

More information

War and Peace: An anthology of Somali literature. Suugaanta Nabadda iyo Colaadda. Introduced and edited by / Iskudubbaridkii iyo gogoldhiggii

War and Peace: An anthology of Somali literature. Suugaanta Nabadda iyo Colaadda. Introduced and edited by / Iskudubbaridkii iyo gogoldhiggii War and Peace: An anthology of Somali literature Suugaanta Nabadda iyo Colaadda Introduced and edited by / Iskudubbaridkii iyo gogoldhiggii Rashiid Sheekh Cabdillaahi Gadhweyne Collected by Axmed Aw Geeddi

More information

Back to School. What s inside. Translation

Back to School. What s inside. Translation 2013 Back to School What s inside 2013-14 School Calendar Page 1 Letter from the Superintendent Page 2 Getting Ready for School Page 3 Transportation Page 4 Safety Page 5 Health and Nutrition Pages 6-7

More information

BACK TO SCHOOL IS HERE!

BACK TO SCHOOL IS HERE! B2 BACK TO SCHOOL IS HERE! B El regreso a la escuela ya está está aquí! Waxaa soo dhawaatay xiligii lugu noqon lahaa dugsiyada! Rov tuaj kawm ntawv los txog lawm! B School starts: Monday, August 25 - Grades

More information

MRI (Magnetic Resonance Imaging)

MRI (Magnetic Resonance Imaging) MRI (Magnetic Resonance Imaging) A MRI is a safe, painless test. It uses radio waves and a magnetic field to take pictures of soft tissues, organs and bones. The pictures provide information that can help

More information

How to make a complaint about your care

How to make a complaint about your care How to make a complaint about your care This leaflet tells you what to do if you wish to raise any concerns about your care and what will happen if you do this. Overall, the feedback we get from patients

More information

Idris Ahmed. Young lives full of promise. Favorite Subject: chemistry College Plan: Stanford University

Idris Ahmed. Young lives full of promise. Favorite Subject: chemistry College Plan: Stanford University SCHOOLS In his words Hoover High school student tells his story of fleeing war-torn Somalia and overcoming major hardships. [ P4] C I T Y l HEIGHTS AZALEA PARK FAIRMOUNT VILLAGE HOLLYWOOD PARK SWAN CANYON

More information

Home Appreciation Loan Equity release with no monthly repayments PRIVATE SECTOR HOUSING INFORMATION LINE

Home Appreciation Loan Equity release with no monthly repayments PRIVATE SECTOR HOUSING INFORMATION LINE Home Appreciation Loan Equity release with no monthly repayments PRIVATE SECTOR HOUSING INFORMATION LINE 0114 273 4646 Helping you for a better quality to improve your of home life INTRODUCTION The Council

More information

TOWER HAMLETS MENTAL HEALTH AND WELL BEING SERVICES DIRECTORY

TOWER HAMLETS MENTAL HEALTH AND WELL BEING SERVICES DIRECTORY TOWER HAMLETS MENTAL HEALTH AND WELL BEING SERVICES DIRECTORY NEED HELP URGENTLY? NHS Direct T 0845 46 47 W www.nhsdirect.nhs.uk Contact your GP Find A Doc Service T 020 7655 6685 T 020 7364 5016 E www.nhs.uk/pages

More information

ű Ű ű ű ű űű ű ő ő ű ű ő ő ő Ű ű ő ő Ű ő ű ű ő ű ű Ű ű Ő ű ű Ő Ű ű ű Ű Ű ő ű Ű ű ű ű Ű Ű Ű ő ő ű ő ű Ű Ő ő ő Ő ő ű ő ő Ő ű Ű ű ő Ű Ő ű ő ő ű Ő Ű ű ő ő ő Ő Ű Ő ű ő ű ű Ű Ű ű Ű ű Ű ű Ű Ű ű ű ű Ő ŰŐ ő Ű ő

More information

BUUG TILMAAMEED AH XILI DHALAAN KA GUDUBKA

BUUG TILMAAMEED AH XILI DHALAAN KA GUDUBKA BUUG TILMAAMEED AH XILI DHALAAN KA GUDUBKA Waxyaabaha aad u baahantahay in aad gaat inteysan ilmahaagu sadex jirsan EARLY CHILDHOOD TRANSITION GUIDEBOOK Smali versin BUUG TILMAAMEED AH XILI DHALAAN KA

More information

Carers Count. Findings from the Carers Survey 2009-10. www.rbkc.gov.uk

Carers Count. Findings from the Carers Survey 2009-10. www.rbkc.gov.uk Carers Count Findings from the Carers Survey 2009-10 www.rbkc.gov.uk 2 Carers Count Thank you to the 474 carers who took the time to complete the lengthy carers survey. This has provided valuable feedback

More information

A community-based newspaper serving the Puget Sound area since 1981. The newspaper of Neighborhood House BY CECILIA MATTA.

A community-based newspaper serving the Puget Sound area since 1981. The newspaper of Neighborhood House BY CECILIA MATTA. FREE EACH MONTH A community-based newspaper serving the Puget Sound area since 1981 The Voice The newspaper of Neighborhood House VOLUME 25 ISSUE 5 May 2006 Articles translated into six languages Event

More information

Tilmaanta Bukaan-socodka: Isu Diyaarinta Qaliinka/Hawsha Caafimaadka A Patient s Guide: Preparing for Your Surgery/Procedure (Somali)

Tilmaanta Bukaan-socodka: Isu Diyaarinta Qaliinka/Hawsha Caafimaadka A Patient s Guide: Preparing for Your Surgery/Procedure (Somali) Tilmaanta Bukaan-socodka: Isu Diyaarinta Qaliinka/Hawsha Caafimaadka A Patient s Guide: Preparing for Your Surgery/Procedure (Somali) Ku Soo Dhawoow Swedish Medical Center (Xarunta Caafimaadka Swedishka).

More information

Miralax and Dulcolax Bowel Prep for Colonoscopy

Miralax and Dulcolax Bowel Prep for Colonoscopy Miralax and Dulcolax Bowel Prep for Colonoscopy A bowel prep is done to clear the bowel of all solid matter. Its purpose is to prepare the bowel for surgery or a procedure. Please follow these instructions.

More information

EMPLOYMENT AND SUPPORT ALLOWANCE

EMPLOYMENT AND SUPPORT ALLOWANCE EMPLOYMENT AND SUPPORT ALLOWANCE From 27 th October 2008 there is a new benefit, Employment and Support Allowance, for people who are claiming because they are sick or disabled and unable to work. It replaces

More information

Empty Properties advice and information. abcde. Because homes were built to be lived in. www.walthamforest.gov.uk

Empty Properties advice and information. abcde. Because homes were built to be lived in. www.walthamforest.gov.uk Empty Properties advice and information Because homes were built to be lived in www.walthamforest.gov.uk abcde The Empty Property Team Waltham Forest Council s Empty Property Team actively encourages the

More information

How to Quit Smoking. Getting Ready to Quit

How to Quit Smoking. Getting Ready to Quit How to Quit Smoking Smoking is dangerous to your health. Quitting will reduce your risk of dying from heart disease, blood vessel disease, lung problems, cancer and stroke. Talk to your doctor about quitting.

More information

Early Childhood Family Education (ECFE)

Early Childhood Family Education (ECFE) Early Childhood Family Education (ECFE) 2014-2015 Class Catalog and Registration Invest in your child s future A program of Minneapolis Early Childhood Education Call 612.668.2127 or visit us online at

More information

handbook for residents at stable Way

handbook for residents at stable Way & Chelsea TMO extend a warm welcome to all residents of Stable Way. We began managing the site from 2 January 2012 on behalf of the Royal Borough of and Chelsea and the London Borough of Hammersmith and

More information

Be Our Partner for Safe Health Care

Be Our Partner for Safe Health Care Be Our Partner for Safe Health Care There are many things we do to keep you safe and prevent errors while you receive health care. We need you and your family to be a partner in your health care to keep

More information

You Y r ou ho ho e Asbestos

You Y r ou ho ho e Asbestos Your home Asbestos 2 Your home Large print format available If someone in your household needs this information in large print or as an audio recording please contact our Customer Service Centre on 020

More information

Parent Information for USING A NASOGASTRIC TUBE

Parent Information for USING A NASOGASTRIC TUBE Parent Information for USING A NASOGASTRIC TUBE The information sheet has been written for parents whose baby / child requires a nasogastric tube for short or long term feeding. WHAT IS A NASOGRASTRIC

More information

Preventing Infections When Your White Blood Cell Count is Low

Preventing Infections When Your White Blood Cell Count is Low Preventing Infections When Your White Blood Cell Count is Low Low white blood cell (WBC) count is called neutropenia. Chemotherapy, radiation therapy, other treatments or an illness may cause a low WBC

More information

Prostate cancer follow-up Who do I call if?

Prostate cancer follow-up Who do I call if? Prostate cancer follow-up Who do I call if? Key Worker Details (named nurse) Mon Fri 9am 4pm (answerphone when unattended) Via Switchboard 01895 238282 and ask for Ext. 2674 Introduction This leaflet gives

More information

Housing Application Form

Housing Application Form HS1 Housing Application Form To be used by all persons wishing to join the Housing Register including Housing Association and Southampton City Council tenants If you need help completing this form please

More information

Ashworth, P., Care to Communicate: An investigation into problems of communication between patients

Ashworth, P., Care to Communicate: An investigation into problems of communication between patients Original SPEACS Basic Communication Training Program References Communication problems in ICU and Assessment Ashworth, P., Care to Communicate: An investigation into problems of communication between patients

More information

Nordic Master in Didactics of Mathematics

Nordic Master in Didactics of Mathematics Nordic Master in Didactics of Mathematics NORDIMA Barbro Grevholm Seminar i Bergen den 7-8 september 2011 Nordic Master in Didactics of Mathematics Project number NMP-2009/10730 The Master Consortium consists

More information

Early Childhood Family Education (ECFE)

Early Childhood Family Education (ECFE) Early Childhood Family Education (ECFE) Call 612.668.2127 or visit us online at Class Catalog & Registration 2015-16, Semester 1 http://ecfe.mpls.k12.mn.us or www.facebook.com/mps.ecfe Fun, affordable

More information

W Cisco Kompetanse eek end 2 0 0 8 SMB = Store Mu ll ii gg hh eter! Nina Gullerud ng ulleru@ c is c o. c o m 1 Vår E n t e r p r i s e e r f a r i n g... 2 S m å o g M e llo m s t o r e B e d r i f t e

More information

4. Doesn t need follow-up/change/adaptation for you to be able to do the job

4. Doesn t need follow-up/change/adaptation for you to be able to do the job 1 Asperger Syndrome Workplace Interview Version 01/12 (22.01.2012) Arne Svendsrud and Kari Steindal This is an interview guide containing 142 items. The items refer to situations and conditions in working

More information

Open and flexible work environments - do they enhance productivity?

Open and flexible work environments - do they enhance productivity? Open and flexible work environments - do they enhance productivity? Senior researcher, professor II Kirsten Arge 1 In september 2002 Telenor, Norway s largest telecom company opened their new HQ at Fornebu,

More information

Repairing and Maintaining Your Home. Repairing and Maintaining Your Home. Great homes, positive people, strong communities

Repairing and Maintaining Your Home. Repairing and Maintaining Your Home. Great homes, positive people, strong communities Repairing and Maintaining Your Home Repairing and Maintaining Your Home Great homes, positive people, strong communities 2 Repairing and Maintaining Your Home This leaflet will tell you about: The repairs

More information

Your Rights and Responsibilities

Your Rights and Responsibilities Your Rights and Responsibilities A Charter for Consumers of the South Australian Public Health System National Library of Australia Cataloguing-in-Publication entry Title: Your rights and responsibilities

More information

Practice Writing the Letter A

Practice Writing the Letter A Aa Practice Writing the Letter A A a A a Write a in the blank to finish each word. c t re h d Write A in the blank to finish each word. nn US ndy Bb Practice Writing the Letter B B b B l P b Write b in

More information

DIIWAANKA EREYBIXINTA AF-SOOMAALIGA

DIIWAANKA EREYBIXINTA AF-SOOMAALIGA (URURINTA KOWAAD) DIIWAANKA EREYBIXINTA AF-SOOMAALIGA (Ereybixinta Maamulka & Afka) 1 Diyaarintii Cabdalla Cumar Mansuur Akademiye-Goboleedka Af-soomaaliga 2014 Centro Studi Somali Università Roma Tre

More information

Promoting and Supporting

Promoting and Supporting DHS-2497-ENG 5-10 Long-Term Care Consultation Services Promoting and Supporting Independent Community Living Minnesota Department of Human Services Attention. If you want free help translating this information,

More information

Breast feeding your baby

Breast feeding your baby Breast feeding your baby 1 The early days of breast feeding are very important to you and your baby and we will give you the support necessary to get feeding off to a good start. Once your baby is born

More information

Small Business Marketplace

Small Business Marketplace FORMEN00301 EN-003-01 Small Business Marketplace Health coverage application for employers Connect for Health Colorado provides small group plan options to Colorado employers with 2 to 50 full time equivalent

More information

Money worries? Strong Communities, Excellent Services, Decent Homes

Money worries? Strong Communities, Excellent Services, Decent Homes Money worries? Strong Communities, Excellent Services, Decent Homes Do you have money worries? Many people are in debt these days, for all sorts of reasons. Changes in your life such as a new baby, relationship

More information

Asbestos in the Home. Guidance for tenants

Asbestos in the Home. Guidance for tenants Asbestos in the Home Guidance for tenants This is an important document please keep it in a safe place. It is available in other languages or formats upon request. Wythenshawe Community Housing Group s

More information

Managing Menopause. Signs

Managing Menopause. Signs Managing Menopause Menopause is a stage in a woman s life when the hormone levels of estrogen and progesterone decrease in the body. As hormone levels decrease, menstruation may be irregular and will eventually

More information

PRIORITIZATION OF FLOOD PREVENTION MEASURES IN WASTEWATER SYSTEMS IN NORWEGIAN CITIES

PRIORITIZATION OF FLOOD PREVENTION MEASURES IN WASTEWATER SYSTEMS IN NORWEGIAN CITIES PRIORITIZATION OF FLOOD PREVENTION MEASURES IN WASTEWATER SYSTEMS IN NORWEGIAN CITIES Geir Torgersen Assistant professor, Ostfold University College, Norway PhD-student, Norwegian University of Life Sciences

More information

Curriculum Vitae of Frida Buhre. Department of Literature, Uppsala University Box 632, 751 26 Uppsala, Sweden

Curriculum Vitae of Frida Buhre. Department of Literature, Uppsala University Box 632, 751 26 Uppsala, Sweden Page 1 Curriculum Vitae of Frida Buhre Department of Literature, Uppsala University Box 632, 751 26 Uppsala, Sweden +46 (0)18 471 6182 (v) frida.buhre@littvet.uu.se (e) EDUCATION Ph.D., Rhetoric, 2011-2016

More information

www.islington.gov.uk Sheltered housing in Islington

www.islington.gov.uk Sheltered housing in Islington www.islington.gov.uk Sheltered housing in Islington 2 SHELTERED HOUSING What is sheltered housing? Self contained homes specially designed for older people. You can enjoy the opportunity of living independently

More information

Assured (non shorthold) Tenancy Agreement

Assured (non shorthold) Tenancy Agreement Assured (non shorthold) Tenancy Agreement Your agreement with Hounslow Homes 1 Assured (non shorthold) Tenancy Agreement Translations If you need this Tenancy Agreement for assured tenants in another language

More information

Small Business Report Life Change Events Form

Small Business Report Life Change Events Form Small Business Report Life Change Events Form FORMELG00506 ELG-005-06 V0.5 Employers or their authorized representative will need to fill out this form and include a signed Colorado Uniform Employee Application

More information

Enterprise Data Center A c h itec tu re Consorzio Operativo Gruppo MPS Case S t u d y : P r o g et t o D i sast er R ec o v er y Milano, 7 Febbraio 2006 1 Il G r u p p o M P S L a B a n c a M o n t e d

More information

Opis przedmiotu zamówienia - zakres czynności Usługi sprzątania obiektów Gdyńskiego Centrum Sportu

Opis przedmiotu zamówienia - zakres czynności Usługi sprzątania obiektów Gdyńskiego Centrum Sportu O p i s p r z e d m i o t u z a m ó w i e n i a - z a k r e s c z y n n o c i f U s ł u i s p r z» t a n i a o b i e k t ó w G d y s k i e C eo n t r u m S p o r t us I S t a d i o n p i ł k a r s k i

More information

TENANTS GUIDE. Repairs and improvements

TENANTS GUIDE. Repairs and improvements TENANTS GUIDE Repairs and improvements Contents Decoration 3 Repairs that you do 4 Repairs that we do 4 Right to Repair scheme 6 Priorities for repairs 8 Reporting repairs and getting the work done 11

More information

Tamil Indic Input 3 User Guide

Tamil Indic Input 3 User Guide Tamil Indic Input 3 User Guide Contents 1. WHAT IS TAMIL INDIC INPUT 3?... 1 1.1. SYSTEM REQUIREMENTS... 1 1.2. APPLICATION REQUIREMENTS... 1 2. TO INSTALL TAMIL INDIC INPUT 3... 1 3. TO USE TAMIL INDIC

More information

Guidelines and Treatment of Anaphylaxis

Guidelines and Treatment of Anaphylaxis Guidelines and Treatment of Anaphylaxis This leaflet explains anaphylaxis and what to do if your child suffers from this severe form of allergic reaction. Anaphylaxis Anaphylaxis is a dangerous type of

More information

Healthy bladder guide Information for patients

Healthy bladder guide Information for patients Healthy bladder guide Information for patients Welcome It is normal to go to the toilet between four to eight times per day and no more than once a night. Poor bladder habits can lead to poor bladder control

More information

Social Services for Adults. Services for people with physical impairments

Social Services for Adults. Services for people with physical impairments Social Services for Adults Services for people with physical impairments September 2003 Contents 1. How do Social Services help people with a physical impairment? 2. What kinds of services are available?

More information

Refuse and recycling storage for new dwellings Planning guidance. December 2013

Refuse and recycling storage for new dwellings Planning guidance. December 2013 Refuse and recycling storage for new dwellings Planning guidance December 2013 Refuse and Recycling Storage For New Dwellings Refuse and Recycling Storage For New Dwellings Supersedes Section 8 of Part

More information

COWI AS. Rådgiver innen Ingeniørteknikk, Miljø og Samfunnsplanlegging. Nasjonalt og internasjonalt. Birgit Farstad Larsen Internasjonal direktør UMB

COWI AS. Rådgiver innen Ingeniørteknikk, Miljø og Samfunnsplanlegging. Nasjonalt og internasjonalt. Birgit Farstad Larsen Internasjonal direktør UMB COWI AS Rådgiver innen Ingeniørteknikk, Miljø og Samfunnsplanlegging Nasjonalt og internasjonalt Birgit Farstad Larsen Internasjonal direktør 1 CV Uteksaminert i 1999 fra Institutt for vassbygging NTNU

More information

CDCI Assistive Technology Tryout Center, Communication Connection! The conference call in number for today is Phone number 1-888-850-4523

CDCI Assistive Technology Tryout Center, Communication Connection! The conference call in number for today is Phone number 1-888-850-4523 CDCI Assistive Technology Tryout Center, Communication Connection! The conference call in number for today is Phone number 1-888-850-4523 Passcode is:859908 Let me show you! Using modeling to teach language

More information

What is Capsule Endoscopy?

What is Capsule Endoscopy? What is Capsule Endoscopy? Capsule Endoscopy involves swallowing a small (the size of the large vitamin pill) capsule, which contains a colour camera, battery, light source and transmitter. The camera

More information

Communication-based services for persons with severe disabilities in schools: A survey of speech-language pathologists

Communication-based services for persons with severe disabilities in schools: A survey of speech-language pathologists Available online at www.sciencedirect.com Journal of Communication Disorders 43 (2010) 148 159 Communication-based services for persons with severe disabilities in schools: A survey of speech-language

More information

No pre-produced produced foods

No pre-produced produced foods FOKUS Folkeoplysning Evening classes where 8000 anually takes part Day folk high school (Daghøjskolen FOKUS) School of zone therapy FVU dansk/matematik Daghøjskolen FOKUS Kaffé Fair Frokostkuréren VæXt

More information

Filnamn 1.0 Projektplan Teaching Chinese writing system Mall från Tieto PPS (ME16, 3.0.2)

Filnamn 1.0 Projektplan Teaching Chinese writing system Mall från Tieto PPS (ME16, 3.0.2) Sida: 1 (6) Projektplan Sida: 2 (6) Innehåll 1 Mål... 3 1.1 Bakgrund och projektidé... 3 1.2 Projektmål... 4 2 Plan... 5 2.1 Beslutspunkter, milstolpar... 5 2.2 Projektkalkyl... 5 3 Organisation... 6 Utgåvehistorik

More information

m Future of learning Zehn J a hr e N et A c a d ei n E r f o l g s p r o g r a m Cisco E x p o 2 0 0 7 2 6. J u n i 2 0 0 7, M e sse W ie n C. D or n in g e r, b m u k k 1/ 12 P r e n t t z d e r p u t

More information

UNIVERSITY OF OSLO. Faculty of Mathematics and Natural Sciences

UNIVERSITY OF OSLO. Faculty of Mathematics and Natural Sciences UNIVERSITY OF OSLO Faculty of Mathematics and Natural Sciences Exam: INF 4300 Digital image analysis Date: Friday December 11, 2009 Exam hours: 14.30-17.30 Number of pages: 7 pages plus 1 page enclosure

More information