Dhabar xanuun. Xanuunka dhinaca hoose ee dhabarka ee af Ingiriis lagu magacaabo lumbago, 10kii qofood 7 ayuu waqtiga noloshooda wax-yeeleyn doonaa.
|
|
- Beatrix Day
- 7 years ago
- Views:
Transcription
1 Dhabar xanuun Horudhac Xanuunka dhinaca hoose ee dhabarka ee af Ingiriis lagu magacaabo lumbago, 10kii qofood 7 ayuu waqtiga noloshooda wax-yeeleyn doonaa. Xanuunka dhinaca hoose ee dhabarka waxaa loola jeedaa xanuun ama xanuun isdaba joog ah ee ku dhaca meel walba ee dhabarkaaga, inta u dhexeysa qaybta hoose ee lafaha feeraha ilaa qaybta kore ee lugaha. Xanuunka wuxuu kugu dhici karaa si kadis ah, si tartiib ah ama waxaa sabab u noqon karo dhaawac ama dhicid. Dhabar xanuunka waa wax iska dhaca, caadi ahaan ma ahan wax aad u xun. Xaaladaha badankood xanuunka wuxuu ku hayn doonaa dhowr maalmood ilaa dhowr toddobaad wuxuuna caadi ahaan ku fiicnaada lix toddobaad. Haddii dhabar xanuunka ku haayo ilaa in ka yar 3 bilood waxaa lagu magacaaba dhabar xanuunka dareenka kulul leh. Haddii u ku haayo in ka badan 12 toddobaad iyo u kuu keeno dhiibaatooyin qoto dheer ah, waxaa lagu magacaaba dhabar xanuunka daba-dheeraadka ah. Xanuunka dhabarka wuxuu caadi ahaan ku dhaca dadka jira da u dhexeysa sano. Xaaladaha badankood sababta xanuunka waxuu ku xiran yahay sida lafaha, murqaha iyo dareemeyaasha dhabarka isla shaqeeyaan. Calaamadaha Xanuunka dhinaca hoose ee dhabarka waa xanuun isdaba joog ah ee meel walba ee dhabarkaaga ku dhaca inta u dhexeysa qaybta hoose ee lafaha feeraha ilaa qaybta kore ee lugaha. U tag Takhtarkaaga Guud (GP) isla dhaqsida ee suurto gala ah haddii aad qabtid dhabar xanuun oo iyo xaaladahaan/calaamadahaan: qandho, culayska oo hoos u dhaco, bararka dhabarkaaga ama xanuun isdaba joog ah ee dhabarka oo yaraanaynin markaad nasato. Sido kale u tag takhtarka haddii aad qabtid xanuun oo gaaro xabadka ama xanuunka qaybta hoose ee dhabarka oo gaaro qaybta hoose ee lugaha ilaa jilbaha hoostood. U tag GP gaaga haddii goor dhow kaa gaarey dhaawac dhabarka, haddii aadan isku celin karin kaadida ama aadan kaadin karinba. Sido kale u tag takhtarka haddii aadan saxaarada isku celin karin ama aad dareen fiican ka qabin aagaha ku yaalo saxaaxa, doolaha ama futada. Waa inaad talo caafimaad raadsataa haddii dhabar xanuunka ku haayo yahay midka ugu horreeya ee kugu dhacey iyo haddii ay da daada ka hooseydo 20 jir Page 1 of 5
2 ama ka sarreeyso 55 jir. Xittaa haddii aad qaadatay daawada steroids dhowr bilood, aad tahay qof mukhadaraad aad u siticmaalo, ku haayo ama kugu dhacey kansar, ama haddii uu iska cabiyahaaga jirka uu hooseeyo sababtoo ah in lagugu sameeyay daawaynta kansarka ee chemotherapy ama aad qabtid xaalad caafimaad sida cudurka HIV/AIDS. Sababaha Badnaantii, xanuunka hoose ee dhabarka waxaa loo yaqaana mid aan lehayn meel gaar u ah sababtoo ah, waxaa xanuunka keeno ma ahan dhaawac xun ama jirro, laakin waxaa keeno murgacasho, murqaha oo kala baxo, dhaawacyo yar, ama markii ay dareemeyaasha dhaawac yar gaaro. Dhabar xanuunka waxaa xittaa keeni karo wax-qabadyada maalinlaha ee guriga ama shaqada, iyo marka uu qaab xun jirka ku sugan yahay ay ku jiraan si xun u foorarsho, wax kor u qaadis, wax qaadis, wax si xun loo riixo ama loo soo jiido iyo kursiga oo si xun loogu fadhiisto. Waxaa xittaa keeni karo istaagidda ama foororsiga waqtiga dheer, is leec-leecinta, qufaca iyo hindhiska. Sidoo kale, muruqa oo kala baxo, aad u jiidmo, gaari wadidda waqtiga dheer ayadoo mar la joojin. Mar-mar, waxaad ka soo kici kartaa jiif/hurdo adigoo dhabarka ku xanuunaayaa iyo aadan ogayn waxaa sababay. Waxyaabo kale ee keeni karo dhabar xanuun waxaa ka mid ah uurka, dhibaatooyinka saxaaxa ay dumarka qabi karaan, tusaale ahaan cudurka bukashada saxaaxa, riixyo (arthritis)oo kala duwan, tusaale ahaan osteoarthritis. Sidoo kale adkaashada uu cadaadis keenay, bukashooyinka fayruuska, cudurada lafaha ku dhaca, bukashada kaadi galeenka iyo kelliyada iyo cudurka osteoporosis. Waxaa dheerad u ah, kufitaanka, dhaawac tusaale ahaan laf jabtay, jimicsi/layli oo la samaynin, cayilaad, ama dhibaatooyinka hurdada. Baaritaanka cudurka Waxaa cudurka lagu ogaadaa markii calaamadaha lagala hadlo takhtarkaaga iyo markii la sameeyo baaritaan jireed. Xaaladaha badankood, ma loo baahna in baaritaanyo la sameeyo sababtoo ah raajada ama skaanka dhabarka mar walba caawinaad ma lahan sababtoo ah ma muujinaayaan wax aan caadi ahayn haddii aad qabtid dhabar xanuun fudud ama caadi ah. Waxaa keliya laguu dirii doonaa baaritaanyo haddii uu xanuunka ku haayo in ka badan lix toddobaad, uu dhaawac ama jug kaa gaarey dhabarka ama haddii takhtarkaada u maleeyo inay jiraan xaalado kale ee keeno xanuunkaaga. Marka la qabo dhibaatooyinka saxamada xoorka waxaa loo baahan karaa raajo ama sawirka kombyuutarka ee loo yaqaan (CT scan). Sawirada qalab soo qabta (MRI scan) ayaa lagu talin karaa in sameeyo sidii loo helo macluumaad ka sii faahfaahsan ee unugyada jilacsan ee dhabarkaaga, intii ay muujin lahaayeen lafaha. Page 2 of 5
3 Xaalado qarkood waxaa loo baahan karaa baaritaan dhiig ama baaritaan lagu magacaabo myelogram (waa nooc gaar ah ee raajo oo la sameeyo ka dib markii lagugu cirbadeeyo ranji). Daawaynta Xaaladaha badankood ee dhabar xanuunka kaligooda ayay ku fiicnaanayaan dhowr maalmood ama toobaadyo gudeheeda. Haddii aad fir-fircoonaatid waxaa ka yeraan doono xanuunka xittaa haddii aad ku jirtid xanuun badan. Sidii loo caawiyo dhabar xanuunka, waxaa fiican in la wado wax-qabadyada caadiga ah markii ay suurto gal noqoto. Sidii aad uga hortagto xanuunka, isticmaal xanuun-joojiyaha farmashiiyada laga helo ama daawooyinka bararka ama xanuun joojiyaha xoogga leh (kala hadal farmashiistahaaga ama GP gaaga). Arrimo qaarkood, takhtarka ayaa ku qori karo daawo lagu dajiyo muruqa, laakin waxaa kani la samayn karaa oo keliya dhowr maalmo. Waxaa la qaadan karaa daawada looga hortago riixa (arthritis) haddii uu riixa sababay xanuunka. Meesha ku xanuunayso kor saar wax qabow ah (bac ay ku jiraan digirta cagaaran ee barafaysan ayagoo ku duuban tuwaalka yar ee jikada) sidii loo yareeyo bararka koowaad ama meesha ku xanuunayso kor saar wax kulul (qalabyada kululka dhaliya) maalmo ka bacdi sidii loo yareeyo xanuunka muraqa. Yarey jiifka sariirta haddii ay suurto gasho sababtoo ah, nasashada buuxda ee sariirta kuguma caawinayso bogsoonaanta. Jimicso sidii aad u xoojiso muraqa iyo hagaaji qaabka uu jirkaaga ku sugan tahay. Waxaad xittaa ka fikiri kartaa inaad u tagto takhtarka jimicsiga (physiotherapist) midka osteopath ama chiropractor. Marki ay jiraan xaaladaha dhifka ah ee aad u xun waxaa loo baahan karaa in lagu qalo sidii loo hagaajiyo saxanada xaroorka eeaadkooda ka soo baxey ama dillacey. Ka hor-tagga Sida aad uga hor-tagto dhabar xanuunka waa inaad yaraysaa kadeediska dheeradka ah ama culaysaka aad ku hayso dhabarkaaga, iyo waa inaad hubisaa inuu dhabarkaaga xoog leeyahay iyo lab-laabmi karo. Taloyiinkaan soo socdo waxaa xittaa loogu talagalay dadka qabo dhabar xanuun soo noq-noqod leh: Iska yarey wixii culays dheerad ah iyo samey jimicsiga lagu adkeeyo murqaha sidii aad u hagaajiso murqaha dhabarka iyo caloosha. Isku day inaad fiicnayso sida u ku sugan yahay jirkaada iyo hubi inaad seexato sarriir leh joodari adag iyo raaxo leh iyo ku fadhiiso kursiyo laf dhabarka qabto, adigoo lugahaaga ku hayo si siman dhulka ama meel lugaha la saaro. Page 3 of 5
4 Ha samaynin dhaqaqyo kadis ah ama wax dhaawacaayo murqahaaga iyo hubi inuu jirkaaga ku sugan yahay si sax ah markii aad wax kor u qaadayso ama hayso alaab culays ah. Markii aad gaari wadid, hel kursi oo dhabarkaaga iyo qoortaada si fiican u haynaayo ama qabanaayo. Page 4 of 5
5 Isku day inaad yarayso wel-welkaaga, cadaadiska, waxaana samaysa jimicsi/layli joogto ah. Jimicsiga sida socodka, dabaasha, yoga iyo dhaq-dhaqaaqa lagu kala bixiyo murqaha ayaa gaar ahaan u fiican dadka qaba dhabar xanuun. Adeeg turjubaan oo sir ah NHS Direct wuxuu dhaqiiqado gudeheeda markaad soo wacdo ku heli karaa turjubaano luqado badan ku hadla oo si sir ah wax kugu turjimi doono. Raac tusmadeena fudud ee seddaxda tallaabo: Tallaabo 1 Soo wac lambarka NHS Direct oo ah Tallaabo 2 Markii waciddaada laga jawaabo, af Ingiriis ku sheeg luqada aad rabtid inaad isticmaashid. Ku sug khadka ilaa lagugu xiro turjubaan oo NHS Direct ku caawin doono inay ku siiyaan macluumaadka caafimaadka ama talada aad u baahan tahay. Tallaabo 3 Waxaad xitta saaxib ama qaraabo ka codsan kartaa inay adiga telefoon kuu soo diraan. Sug ilaa u turjubaanka soo galo khadka ka hor intii aadan sheegin sababta aad u soo wacdey. Page 5 of 5
Waxaa Suurogal Ah In Lagu siiyo Macaashka kabitaanka ah ee Lambarka Bulshada (SSI)
Waxaa Suurogal Ah In Lagu siiyo Macaashka kabitaanka ah ee Lambarka Bulshada (SSI) 2013 Waxaa Suurogal Ah In Lagu siiyo Macaashka kabitaanka ah ee Lambarka Bulshada (SSI) Waa maxay SSI? Macaashka Kabitaanka
More informationAsk Remote Assistance Windowsxp iyo Windows7
Ask Remote Assistance Windowsxp iyo Windows7 waa barnaamish kuu saamaxaayo ama kuu ogolaanaayo adoo qaarad kale joogo uu ku caawiyo qof xirfad uleh oo lagu magacaabo expert adigoo adeegsanaayo internet.
More informationSubstance Abuse or Dependence
Substance Abuse or Dependence Substance abuse is a pattern of using alcohol or drugs that leads to problems in a person s life. These problems can: Put others at risk, such as when driving, working with
More informationOVERACTIVE BLADDER AND URGENCY KAADI-HAYSTA KACSAN IYO DEGDEGGA
WHAT IS? The bladder is a muscle which contracts to empty the bladder when it is full and you are ready to empty. An overactive bladder means the bladder contracts before it is full. It can sometimes contract
More informationNAFTAADA ILAALI! Aqoon aasaasi ah oo ku saabsan cudurada galmada lagu kala qaado NAFTAADA ILAALI! - Aqoon aasaasi ah oo ku saabsan cudurada galmada lagu kala qaado Qoraalkan dadka akhristaa waxay ka helayaan
More informationAmmaanka Kursiga Baabuurka iyo Kuraasta Buustarka
Ammaanka Kursiga Baabuurka iyo Kuraasta Buustarka Safety with Car Seats and Booster Seats Car crashes are the main cause of accidental death and serious injury of children. Correctly using a car or booster
More informationSomali CANCER AWARENESS IN THE MUSLIM COMMUNITY INFORMATION SHEET KA WACYI-GELINTA KANSARKA BULSHADA MUSLIMKA AH WARQADDA MACLUUMAADKA
Somali CANCER AWARENESS IN THE MUSLIM COMMUNITY INFORMATION SHEET WHAT IS THE AIM OF THIS LEAFLET? The aim of this leaflet is to improve cancer awareness amongst the Muslim families settled in UK. The
More informationSida Cuntooyinku u Saameeyaan Sonkorta Dhiiga: Hage loogu talogalay Bukaanada Soomaalida ee Sonkorowga qaba
Sida Cuntooyinku u Saameeyaan Sonkorta Dhiiga: Hage loogu talogalay Bukaanada Soomaalida ee Sonkorowga qaba How Foods Affect Blood Sugar: A Guide for Somali Patients with Diabetes Authors: Jocelyn James,
More informationQAYBAHA UU KA KOOBANYAHAY DARYEELKA CAAFIMAADKA DEGMADA DAKOTA OGEYSIISKA KU SAABSAN DHAQANKA ASTURAN
QAYBAHA UU KA KOOBANYAHAY DARYEELKA CAAFIMAADKA DEGMADA DAKOTA OGEYSIISKA KU SAABSAN DHAQANKA ASTURAN Hirgalaya Abriil 14, 2003 Wax Laga Baddalay Maarxo 22, 2010 OGEYSIIKAN AYAA QEEXAYA SIDA MACLUUMAADKA
More informationSmall Business Health Options Program - SHOP (Barnaamijka Fursadaha Caafimaadka Shirkadaha Yar-yar)
DHS-6740A-SOM 10-13 Small Business Health Options Program - SHOP (Barnaamijka Fursadaha Caafimaadka Shirkadaha Yar-yar) Halka aad ka dooraneyso caymiska caafimaadka Arjiga caymiska caafimaadka ee shaqaalaha
More informationOutreach. Newsletter SOMALICAN SOMALI. Inside this Issue: ENGLISH. Tusmada Caddadkan: Volume 2, Issue 4 APRIL, 2010
SOMALICAN Outreach Volume 2, Issue 4 APRIL, 2010 Newsletter SOMALI COMMUNITY ACCESS NETWORK SomaliCAN 700 Morse Rd Columbus, OH 43214 614-781-1414 info@somalican.org Inside this Issue: ENGLISH DD Council
More informationXeerka iyo magangelyada Dublin II. Horudhaca gaaban ee dadka magan-gelyo doonkaee jooga Yurub dhexdeeda
Xeerka iyo magangelyada Dublin II ee Poland Horudhaca gaaban ee dadka magan-gelyo doonkaee jooga Yurub dhexdeeda Hadda waxaad joogtaajamhuuriyada dalka POLAND dadweynuhuna waa 38 milyan, luuqada rasmiga
More informationFind Hidden Words (Decoding Strategy)
Find Hidden Words (Decoding Strategy) Ask your child: Finding smaller words in larger ones. 1. Do you see a little word inside the big word? (e.g. Saturday, reading, snowman) Comment trouver de petits
More informationMRI (Magnetic Resonance Imaging)
MRI (Magnetic Resonance Imaging) A MRI is a safe, painless test. It uses radio waves and a magnetic field to take pictures of soft tissues, organs and bones. The pictures provide information that can help
More informationSAY FGM WAXYEELAYNTA SAXAAXA HAWEENKA. Batulo Essak, Eriikka Sailo & Kati Illahe
SAY NO TO FGM WAXYEELAYNTA SAXAAXA HAWEENKA Batulo Essak, Eriikka Sailo & Kati Illahe Soo saarid: Africarewo ry (African Care Women) Farshaxanka: Susanna Dementjeff Dhismaha buugga: Abcultura / abcultura.com
More informationDaryeelka Naftaada Kaddib Marka aad Dhasho
Taking Care of Yourself After Your Baby's Birth Somali Waxbarashada Bukaanka Waxbarashada Xilliga Dhalmada Daryeelka Naftaada iyo Carruurtaada Daryeelka Naftaada Kaddib Marka aad Dhasho Hambalyo adiga
More informationArthritis. Signs of Arthritis
Arthritis Arthritis occurs when the joints in the body are inflamed or there is a breakdown of cartilage in the joints. Joints are places in the body where two or more bones meet, such as the hip or knee.
More informationSomali Glossary of Special Education Terminology
Somali Glossary of Special Education Terminology The purpose of this glossary is to assist Somali interpreters, translators and teachers so that they can provide more accurate interpretation of special
More informationParkinson s Disease. Signs. Your Care
Parkinson s Disease Parkinson s disease affects the part of the brain that controls muscle movement. The exact cause of this disease is not known, but there is a decrease in a chemical called dopamine
More informationActive Range of Motion Exercises: Wrists, Elbows, Forearms and Shoulders
Active Range of Motion Exercises: Wrists, Elbows, Forearms and Shoulders Repeat each exercise times, times a day. Do only the exercises that are checked. Do these exercises with: Both arms Right arm Left
More informationRepairs and maintenance
Repairs and maintenance Phone 020 7364 5015 Email leasehold@ towerhamletshomes.org.uk For Leaseholders Website www.towerhamletshomes.org.uk If you need help, here s how to get in touch Contact us Website
More informationnaafaynta saxaaxa dumarka
Qoraalkan waxaad ka dalban kartaa: Socialstyrelsens kundtjänst, 120 88 Stockholm. Ama goobta Interneetka oo adreeskeeda ah: www.sos.se/plus/skrift.htm Fax: 08-779 96 67 Lambarka buugga ama lambarka qoraalka
More informationPreventing Infections When Your White Blood Cell Count is Low
Preventing Infections When Your White Blood Cell Count is Low Low white blood cell (WBC) count is called neutropenia. Chemotherapy, radiation therapy, other treatments or an illness may cause a low WBC
More informationEACH. Enabling Change Rebuilding Lives EACH. Enabling Change. Rebuilding Lives
EACH Enabling Change Rebuilding Lives EACH Enabling Change Rebuilding Lives EACH...working with diverse communities to help people address their alcohol, drug, mental health and domestic violence concerns.
More informationINTRODUCING THE INAUGURAL ENTREPRENEUR S RESOURCE EXPOSITION.
INTRODUCING THE INAUGURAL ENTREPRENEUR S RESOURCE EXPOSITION. The purpose of this event is to provide access and information about resources and opportunities available to small business entrepreneurs
More informationCancer Screening for Men
Cancer Screening for Men Cancer is a health problem that can often be cured or managed when it is found early. Here are guidelines to check for some common cancers that affect men. Screening is checking
More informationTilmaanta Bukaan-socodka: Isu Diyaarinta Qaliinka/Hawsha Caafimaadka A Patient s Guide: Preparing for Your Surgery/Procedure (Somali)
Tilmaanta Bukaan-socodka: Isu Diyaarinta Qaliinka/Hawsha Caafimaadka A Patient s Guide: Preparing for Your Surgery/Procedure (Somali) Ku Soo Dhawoow Swedish Medical Center (Xarunta Caafimaadka Swedishka).
More informationHow to Quit Smoking. Getting Ready to Quit
How to Quit Smoking Smoking is dangerous to your health. Quitting will reduce your risk of dying from heart disease, blood vessel disease, lung problems, cancer and stroke. Talk to your doctor about quitting.
More informationStory 3 The Cat and the Mouse. A long time ago there was a cat and a mouse that. agreed to travel together. As they walked along, the cat s
A long time ago there was a cat and a mouse that agreed to travel together. As they walked along, the cat s mouth began to water because she was so hungry. The cat began to yawn and to stare at the mouse.
More informationA claim form for Housing Benefit and Council Tax Support
A claim form for Housing Benefit and Council Tax Support If you need help or more information, please contact Hounslow Revenue Services either by phone on 020 8583 4242 or or in in person at at any any
More informationCarers Count. Findings from the Carers Survey 2009-10. www.rbkc.gov.uk
Carers Count Findings from the Carers Survey 2009-10 www.rbkc.gov.uk 2 Carers Count Thank you to the 474 carers who took the time to complete the lengthy carers survey. This has provided valuable feedback
More informationi Urtehagen barnehage på Grønland i Oslo
i Urtehagen barnehage på Grønland i Oslo Somalisk Kalluunka iyo cunto-badeedka qof walba ayaa cuno ayadoo loo eegin dhaqankooda, diintooda ama jinsigooda. Waxaan qabnaa caado cunto kala duwan, kullanka
More informationCid waliba waxa ay haysaa hadal ay odhan lahayd
Marka ilmuhu hadli waayo Marka uu uu ilmuhu hadli waayo mamaxaynu samaynaa markaa? xaynu samaynaa markaa? Buug-yareloogu loogutalogalay talogalaywaalidiinta waalidiintamarka markauu uuilmuhu ilmuhu Buug-yare
More informationBe Our Partner for Safe Health Care
Be Our Partner for Safe Health Care There are many things we do to keep you safe and prevent errors while you receive health care. We need you and your family to be a partner in your health care to keep
More informationBack to School. What s inside. Translation
2013 Back to School What s inside 2013-14 School Calendar Page 1 Letter from the Superintendent Page 2 Getting Ready for School Page 3 Transportation Page 4 Safety Page 5 Health and Nutrition Pages 6-7
More informationFo ræ ld reti lfred s h eds u nd e rs ø gelse. BøRNOG"''"' M Aarhus Kommune. Parent satisfaction survey 2011 2011,!l rl:-) ç9r Èñil Lptll ct: r..,!
BøRNOG"''"' M Aarhus Kommune Fo ræ ld reti lfred s h eds u nd e rs ø gelse Parent satisfaction survey 2011 2011,!l rl:-) ç9r Èñil Lptll ct: r..,!l Baarista ku qanaca adeegsadaha eezo11 Memnuniyet araçtrrmasr
More informationLooking after your new kitchen and bathroom
Looking after your new kitchen and bathroom A guide to caring for your newly refurbished home Phone 020 7364 5015 Email contactus@ towerhamletshomes.org.uk Website www.towerhamletshomes.org.uk A If you
More informationEMPLOYMENT AND SUPPORT ALLOWANCE
EMPLOYMENT AND SUPPORT ALLOWANCE From 27 th October 2008 there is a new benefit, Employment and Support Allowance, for people who are claiming because they are sick or disabled and unable to work. It replaces
More informationGet free help with your taxes. Youth kick off recycling effort at four KCHA properties
The mission of the King County Housing Authority is to provide quality affordable housing opportunities and to build communities through partnerships. We encourage self-sufficiency and we protect the dignity
More informationHousing List Application
Answer all questions on this form fully & truthfully or your application will be delayed. Please use a black ball point pen and write in block capitals. If you need help filling in this form please contact
More informationManaging Menopause. Signs
Managing Menopause Menopause is a stage in a woman s life when the hormone levels of estrogen and progesterone decrease in the body. As hormone levels decrease, menstruation may be irregular and will eventually
More informationHousing List Application
Answer all questions on this form fully & truthfully or your application will be delayed. Please use a black ball point pen and write in block capitals. If you need help filling in this form please contact
More informationDiabetes and Kidney Problems
Diabetes and Kidney Problems The kidneys remove waste from the body, remove excess fluids, and keep important proteins in the body. If diabetes is not well controlled, high blood sugar can harm the blood
More informationMiralax and Dulcolax Bowel Prep for Colonoscopy
Miralax and Dulcolax Bowel Prep for Colonoscopy A bowel prep is done to clear the bowel of all solid matter. Its purpose is to prepare the bowel for surgery or a procedure. Please follow these instructions.
More informationHome Appreciation Loan Equity release with no monthly repayments PRIVATE SECTOR HOUSING INFORMATION LINE
Home Appreciation Loan Equity release with no monthly repayments PRIVATE SECTOR HOUSING INFORMATION LINE 0114 273 4646 Helping you for a better quality to improve your of home life INTRODUCTION The Council
More informationMarka uu ilmuhu hadli waayo maxaynu samaynaa markaa?
Marka uu ilmuhu hadli waayo maxaynu samaynaa markaa? Buug-yare loogu talogalay waalidiinta marka uu ilmuhu keeni waayo hadal la fahmi karo. Cid waliba waxa ay haysaa hadal ay odhan lahayd Buug-yarahan
More informationGot it covered? We can help you prepare for the unexpected
Glasgow Housing Association www.gha.org.uk Your home Home contents insurance Got it covered? We can help you prepare for the unexpected Better homes, better lives, a better Glasgow We can produce information
More informationű Ű ű ű ű űű ű ő ő ű ű ő ő ő Ű ű ő ő Ű ő ű ű ő ű ű Ű ű Ő ű ű Ő Ű ű ű Ű Ű ő ű Ű ű ű ű Ű Ű Ű ő ő ű ő ű Ű Ő ő ő Ő ő ű ő ő Ő ű Ű ű ő Ű Ő ű ő ő ű Ő Ű ű ő ő ő Ő Ű Ő ű ő ű ű Ű Ű ű Ű ű Ű ű Ű Ű ű ű ű Ő ŰŐ ő Ű ő
More informationTOWER HAMLETS MENTAL HEALTH AND WELL BEING SERVICES DIRECTORY
TOWER HAMLETS MENTAL HEALTH AND WELL BEING SERVICES DIRECTORY NEED HELP URGENTLY? NHS Direct T 0845 46 47 W www.nhsdirect.nhs.uk Contact your GP Find A Doc Service T 020 7655 6685 T 020 7364 5016 E www.nhs.uk/pages
More informationBUUG TILMAAMEED AH XILI DHALAAN KA GUDUBKA
BUUG TILMAAMEED AH XILI DHALAAN KA GUDUBKA Waxyaabaha aad u baahantahay in aad gaat inteysan ilmahaagu sadex jirsan EARLY CHILDHOOD TRANSITION GUIDEBOOK Smali versin BUUG TILMAAMEED AH XILI DHALAAN KA
More informationWar and Peace: An anthology of Somali literature. Suugaanta Nabadda iyo Colaadda. Introduced and edited by / Iskudubbaridkii iyo gogoldhiggii
War and Peace: An anthology of Somali literature Suugaanta Nabadda iyo Colaadda Introduced and edited by / Iskudubbaridkii iyo gogoldhiggii Rashiid Sheekh Cabdillaahi Gadhweyne Collected by Axmed Aw Geeddi
More informationBACK TO SCHOOL IS HERE!
B2 BACK TO SCHOOL IS HERE! B El regreso a la escuela ya está está aquí! Waxaa soo dhawaatay xiligii lugu noqon lahaa dugsiyada! Rov tuaj kawm ntawv los txog lawm! B School starts: Monday, August 25 - Grades
More informationYour close and backcourt maintenance services
Glasgow Housing Association www.gha.org.uk Your home Neighbourhood environmental services Your close and backcourt maintenance services Better homes, better lives We can produce information on request
More informationRefuse and recycling storage for new dwellings Planning guidance. December 2013
Refuse and recycling storage for new dwellings Planning guidance December 2013 Refuse and Recycling Storage For New Dwellings Refuse and Recycling Storage For New Dwellings Supersedes Section 8 of Part
More informationEmpty Properties advice and information. abcde. Because homes were built to be lived in. www.walthamforest.gov.uk
Empty Properties advice and information Because homes were built to be lived in www.walthamforest.gov.uk abcde The Empty Property Team Waltham Forest Council s Empty Property Team actively encourages the
More informationHow to make a complaint about your care
How to make a complaint about your care This leaflet tells you what to do if you wish to raise any concerns about your care and what will happen if you do this. Overall, the feedback we get from patients
More informationRepairing and Maintaining Your Home. Repairing and Maintaining Your Home. Great homes, positive people, strong communities
Repairing and Maintaining Your Home Repairing and Maintaining Your Home Great homes, positive people, strong communities 2 Repairing and Maintaining Your Home This leaflet will tell you about: The repairs
More informationPaying your rent You ve got nine easy ways to pay
Glasgow Housing Association www.gha.org.uk You and GHA Rent payments Paying your rent You ve got nine easy ways to pay Better homes, better lives We can produce information on request in large print, Braille,
More informationHealthy bowel guide Information for patients
Healthy bowel guide Information for patients Welcome It is normal to open your bowels from between three times a day to three times a week. If you need to strain excessively, do not feel completely empty
More informationSafety Tips to Prevent Falls at Home
Safety Tips to Prevent Falls at Home Here are some ideas to use at home to help prevent falls. Floors Keep cords, furniture and small objects out of walkways and off of stairs. Do not put electric cords
More informationEarly Childhood Family Education (ECFE)
Early Childhood Family Education (ECFE) 2014-2015 Class Catalog and Registration Invest in your child s future A program of Minneapolis Early Childhood Education Call 612.668.2127 or visit us online at
More informationFuld Skolerapport for Søhusskolen, i Odense kommune, for skoleår 2013/2014 for klassetrin(ene) 9. med reference Tilsvarende klassetrin i kommunen
Side 1 af 41 Side 2 af 41 Side 3 af 41 Side 4 af 41 Side 5 af 41 Side 6 af 41 Side 7 af 41 Side 8 af 41 Side 9 af 41 Side 10 af 41 Side 11 af 41 Side 12 af 41 Side 13 af 41 Side 14 af 41 Side 15 af 41
More informationFuld Skolerapport for Hunderupskolen, i Odense kommune, for skoleår 2013/2014 for klassetrin(ene) 7. med reference Tilsvarende klassetrin i kommunen
Side 1 af 43 Side 2 af 43 Side 3 af 43 Side 4 af 43 Side 5 af 43 Side 6 af 43 Side 7 af 43 Side 8 af 43 Side 9 af 43 Side 10 af 43 Side 11 af 43 Side 12 af 43 Side 13 af 43 Side 14 af 43 Side 15 af 43
More informationHealthy bladder guide Information for patients
Healthy bladder guide Information for patients Welcome It is normal to go to the toilet between four to eight times per day and no more than once a night. Poor bladder habits can lead to poor bladder control
More informationDIIWAANKA EREYBIXINTA AF-SOOMAALIGA
(URURINTA KOWAAD) DIIWAANKA EREYBIXINTA AF-SOOMAALIGA (Ereybixinta Maamulka & Afka) 1 Diyaarintii Cabdalla Cumar Mansuur Akademiye-Goboleedka Af-soomaaliga 2014 Centro Studi Somali Università Roma Tre
More informationYour Rights and Responsibilities
Your Rights and Responsibilities A Charter for Consumers of the South Australian Public Health System National Library of Australia Cataloguing-in-Publication entry Title: Your rights and responsibilities
More informationYou Y r ou ho ho e Asbestos
Your home Asbestos 2 Your home Large print format available If someone in your household needs this information in large print or as an audio recording please contact our Customer Service Centre on 020
More informationIdris Ahmed. Young lives full of promise. Favorite Subject: chemistry College Plan: Stanford University
SCHOOLS In his words Hoover High school student tells his story of fleeing war-torn Somalia and overcoming major hardships. [ P4] C I T Y l HEIGHTS AZALEA PARK FAIRMOUNT VILLAGE HOLLYWOOD PARK SWAN CANYON
More informationA community-based newspaper serving the Puget Sound area since 1981. The newspaper of Neighborhood House BY CECILIA MATTA.
FREE EACH MONTH A community-based newspaper serving the Puget Sound area since 1981 The Voice The newspaper of Neighborhood House VOLUME 25 ISSUE 5 May 2006 Articles translated into six languages Event
More informationHousing Application Form
HS1 Housing Application Form To be used by all persons wishing to join the Housing Register including Housing Association and Southampton City Council tenants If you need help completing this form please
More informationProstate cancer follow-up Who do I call if?
Prostate cancer follow-up Who do I call if? Key Worker Details (named nurse) Mon Fri 9am 4pm (answerphone when unattended) Via Switchboard 01895 238282 and ask for Ext. 2674 Introduction This leaflet gives
More informationAcute Neck Sprains. Emergency Department. Information for Patients
Acute Neck Sprains Emergency Department Information for Patients i The aim of this leaflet is to answer some of the most common questions asked about acute neck sprains University Hospitals of Leicester
More informationSocial Services for Adults. Services for people with physical impairments
Social Services for Adults Services for people with physical impairments September 2003 Contents 1. How do Social Services help people with a physical impairment? 2. What kinds of services are available?
More informationSection 2 Assessment
Section 2 Assessment The translation of each phrase is in the following order ARABIC BENGALI CHINESE CZECH FARSI FRENCH GUJARATI HINDI ENGLISH POLISH PORTUGESE PUNJABI SOMALI SWAHILI TURKISH URDU Assessment
More informationB A B I V H A S I L P E N E L I T I A N D A N P E M B A H A S A N
B A B I V H A S I L P E N E L I T I A N D A N P E M B A H A S A N 4. 1 G a m b a r a n U m u m L o k a s i P e n e l i t i a n 4. 1. 1 P T. H o l c i m I n d o n e s i a, T b k. PT. H o l c i m I n d o
More informationParent Information for USING A NASOGASTRIC TUBE
Parent Information for USING A NASOGASTRIC TUBE The information sheet has been written for parents whose baby / child requires a nasogastric tube for short or long term feeding. WHAT IS A NASOGRASTRIC
More informationCentral and North West London NHS Foundation Trust. Change to CNWL Max Glatt Unit: Consultation document. www.cnwl.nhs.uk
Change to CNWL Max Glatt Unit: Consultation document Change to CNWL Max Glatt Unit: Consultation document Introduction This document summarises the consultation process on proposed changes to Central and
More informationswine flu take steps to stay well Get a flu jab, cover your coughs and sneezes with a tissue, wash your hands often, keep warm and quit smoking
swine flu take steps to stay well Get a flu jab, cover your coughs and sneezes with a tissue, wash your hands often, keep warm and quit smoking Do you think you have swine flu? Visit www.direct.gov.uk/swineflu
More informationPromoting and Supporting
DHS-2497-ENG 5-10 Long-Term Care Consultation Services Promoting and Supporting Independent Community Living Minnesota Department of Human Services Attention. If you want free help translating this information,
More informationhandbook for residents at stable Way
& Chelsea TMO extend a warm welcome to all residents of Stable Way. We began managing the site from 2 January 2012 on behalf of the Royal Borough of and Chelsea and the London Borough of Hammersmith and
More informationWhat is Capsule Endoscopy?
What is Capsule Endoscopy? Capsule Endoscopy involves swallowing a small (the size of the large vitamin pill) capsule, which contains a colour camera, battery, light source and transmitter. The camera
More informationPrimary Care Plus Enrollment Booklet
Primary Care Plus Enrollment Booklet 1 Table of Contents Welcome to Primary Care Plus (PC Plus)!... 3 What is PC Plus?... 3 Medicaid or Dr. Dynasaur Managed Care... 3 Important:... 3 How to join PC Plus...
More informationReduce waste, save money, think green! A business guide to reduce your waste
Reduce waste, save money, think green! A business guide to reduce your waste Contents What is waste?... 2 Why should businesses care about waste?... 2 The Waste Hierarchy... 3 Legislation... 4 Duty of
More informationAssured (non shorthold) Tenancy Agreement
Assured (non shorthold) Tenancy Agreement Your agreement with Hounslow Homes 1 Assured (non shorthold) Tenancy Agreement Translations If you need this Tenancy Agreement for assured tenants in another language
More informationTENANTS GUIDE. Repairs and improvements
TENANTS GUIDE Repairs and improvements Contents Decoration 3 Repairs that you do 4 Repairs that we do 4 Right to Repair scheme 6 Priorities for repairs 8 Reporting repairs and getting the work done 11
More informationHealth Insurance Comparison HIA: Health Insurance Authority
Health Insurance Comparison HIA: Health Insurance Authority Your Comparison Laya Healthcare Flex 250 Explore Prices per Annum Date current version of plan commenced 01-07-2016 Adult 949.08 Child1 233.48
More informationHealth Insurance from Aviva. Level 2 Family Health Level 2 Family Health with day-to-day
Health Insurance from Aviva Level 2 Family Health Level 2 Family Health with day-to-day Looking out for your health is at the heart of everything we do. We have a plan to suit every budget and we are committed
More informationBreast feeding your baby
Breast feeding your baby 1 The early days of breast feeding are very important to you and your baby and we will give you the support necessary to get feeding off to a good start. Once your baby is born
More informationA Parent s Guide To. Vermont s Child Welfare & Youth Justice Agency. Protecting children & supporting families. Because families matter!
A Parent s Guide To Vermont s Child Welfare & Youth Justice Agency Protecting children & supporting families. Because families matter! Department for Children and Families Family Services Division Mailing
More informationHealth Insurance from Aviva. Level 2 Complete Health
Health Insurance from Aviva Level 2 Complete Health Looking out for your health is at the heart of everything we do. We have a plan to suit every budget and we are committed to giving you access to quality
More informationHealth Insurance from Aviva. Level 2 Hospital Level 2 Hospital with day-to-day
Health Insurance from Aviva Level 2 Hospital Level 2 Hospital with day-to-day Aviva is Ireland s largest insurance provider with a long term commitment to providing quality health insurance to you and
More informationTenants Paradigm s Service Standards
Tenants Paradigm s Service Standards Making sure we deliver the best possible service to all of our customers Welcome to Paradigm s Service Standards At Paradigm, we want to provide all our customers with
More informationAnnual Report and Accounts
Accessible Responsive Quality Caring Ethical Commitment Ethical Quality Caring Accessible Commitment Responsive Responsive Caring Ethical Accessible Quality Commitment Commitment Accessible Caring Ethical
More informationOutpatient Rehabilitation Department
Outpatient Rehabilitation Department Dear You have been referred to our office for an outpatient (Occupational Therapy, Physical Therapy, Speech Therapy) evaluation on at. Please arrive 15 minutes early
More informationTuition Reimbursement Program. Handbook
EMPLOY EE Tuition Reimbursement Program Handbook For Employees... Ed u c a t i o n m a d e a f f o r d a b l e! A t t h e E r n e s t O r l a n d o L a w r e n c e B e r k e l e y N a t i o n a l L a b
More informationGloHealth Daily Care Good 12 GloHealth Daily Care Better 12 GloHealth Daily Care Best 12
GloHealth Table of Contents GloHealth Table of Basic 2 GloHealth Table of Good 3 GloHealth Table of Better 4 GloHealth Table of Best 5 GloHealth Table of Ultra 6 GloHealth Table of Ultimate 7 GloHealth
More informationGuidelines and Treatment of Anaphylaxis
Guidelines and Treatment of Anaphylaxis This leaflet explains anaphylaxis and what to do if your child suffers from this severe form of allergic reaction. Anaphylaxis Anaphylaxis is a dangerous type of
More informationHealth Insurance from Aviva. Level 2 Health Excess Level 2 Health Excess with day-to-day
Health Insurance from Aviva Level 2 Health Excess Level 2 Health Excess with day-to-day Aviva is Ireland s largest insurance provider with a long term commitment to providing quality health insurance to
More information