BUUG TILMAAMEED AH XILI DHALAAN KA GUDUBKA Waxyaabaha aad u baahantahay in aad gaat inteysan ilmahaagu sadex jirsan EARLY CHILDHOOD TRANSITION GUIDEBOOK Smali versin
BUUG TILMAAMEED AH XILI DHALAAN KA GUDUBKA Waxyaabaha aad u baahantahay in aad gaat inteysan ilmahaagu sadex jirsan PACER Center PACER.rg 8161 Nrmandale Bulevard Minneaplis, MN 55437-1044 Vice (952) 838-9000 Tll-free in Greater MN (800) 53-PACER Fax (952) 838-0199 PACER@PACER.rg Paula Gldberg, Agaasimaha Guud ee PACER 2011 PACER Center. All rights reserved. N prtin f this bk may be reprduced, stred in a retrieval system, r transmitted in any frm r by any means, electrnic, mechanical, phtcpying, recrding, r therwise, withut express written permissin f PACER Center. This publicatin was funded thrugh a grant frm the Minnesta Department f Educatin. The surce f the funding is frm federal awards, Special Educatin-Part C.
Jadwalka mwduucyada buugu ka kban yahay Xill i ka gudubku waxuu yahay...2 Grmaa iy Sidee l Qrsheyaa Xilli ka-gudubka...2 Su aalaha wannagsan in aad weydiis marka laga shiray xilli-kagudubka...3 Sidee lagu gadaa in ilmahaagu u qalm...3 Habka Qiimeynta l Qabt...3 Qrista IEP...4 Isu diyaarinta Kulanka...4 Qrista Ylalka...4 Aqnsiga hwlaha la fulinay iy halka lagu qabanay...5 G aaminta klka hwsha la qabanay...5 IEP ama IIIP?...5 Drashada Barnaamijka Dugsi hrantii...5 Halka ilmaha lagu xannaaney...6 Xarunta Dhalaanka...6 Talaabaha Xiga...7 U diyaarinta kxdaada, qyskaaga, iy ilmahaagaba isbedelka s fd leh...7 Waalidku waxey u baahan yihiin in ay Ogadaan...7 Waxaad qaban kart hadey ilmahaagu u qalmin hwlaha waxbarashada gaar-ahaneed ee Preschlka...7 Scdaalkaagu wuu sii scnayaa...8 Kheyraad kale ee Siyaada ah...8 Liis-warbixin ee xill i ka gudubka ah...9 Qamuus yare...10 Waqtiga g an xill i ka gudubka...11
Sanad guurada sadexaad ee ilmahaaga waa maalin muhiim ah. Marka laga reeb dabaaldegga, waa marka ay ilmahu ka gudbayaan waqtiga hwlaha ka-hrtagga ee dhalaanka ee l yaqaan (Help Me Grw Infant and Tdler Interventin Services), ay u gudbayaan dugsi bilwga (preschl). Waqtigan xill i ka gudubka ah, ay xill iga hwlaha dhalaanka ka gudbayaan, una gudbayaan preschlka ayaa waxaa l yaqaan Transitin. Waqtigan waxaa is bedelaya, hwlaha diyaarka kuu ahaa iy habka lagugu fulin jirey. Ahmiyad saaristu waxey ka gudbeysa, ilmahaaga dib u dhaca leh iy qyska, waxey u gudbeysa ilmaha keliya. Buug-tilamaamedkan (guidebk) waxuu ka hadlaya, akhbaar tilmaamaya xill i ka gudubku waxuu yahay, grma iy habkee l qrsheyaa, sida lagu gart in ilmahaagu u qalm barnaamijka Help Me Grw iy hwlaha waxbarashada gaar-ahaneed ee ilmaha lgu fuliy preschl, sida l hirgeliy qrshaha xill i ka guurka, iy waxaad qaban kart hadey ilmahaagu u qalmin hwlaha waxbarashada gaar-ahaneed. Waxad ganeysa baaqy iy xaqiqyin kaa caawinaya in aad qrsh u hesh hwl isbedelkan muhiimka ah. Xill i ka gudubku waxuu yahay Gblkan Minnesta, barnaamijka Help Me Grw ee hwlaha ka-hrtagga ee dhalaanka waxuu dablaa, ilmaha da ddu u dhaxeys dhalaanka ill aa 3 jir, ee u qalma qdbka Kheybta C (Part C) ee ka mid ah sharciga xaquuqaha waxbarashada gaar-ahaaneed ee dadka dib u dhaca leh (Individuals with Disability Educatin Act IDEA). Sharciga Part C waxu ku taqasusan yahay, sida qyska lga caawin lahaa in ay xal u helaan baahida kbaca ilmahda, sida fadhi barista, scd barista, ama hadal barista. Inta badanna, waxaa hwlaha lagu bixiyaa jawiga ilmaha u caadiga ah, sida guriga iy halka ilmaha lagu xanaaney. Hwlahan iy natiijyada uga s baxda ilmaha iy qyskaba waxa l yaqaan Qrshaha hwlaha gaar-ahaneed ee qyska (Individualized Family Service Plan IFSP). Marka laga bilaab da da sadexaad il aa ilmahu bilaabay dugsiga xannaanada (Kindergarten), sida hs timaadda sharciga IDEA, qeybta B, ee qdbka 619, waxa ilmaha caawiya; barnaamijka Help Me Grw, ee hwlaha waxbarashada gaar-ahaaneed ee preschlka. Barnaamijka IFSP waxa bedeli bedelaya Qrshaha Waxbarashada Gaar-ahaneed (IEP). Qrshaha IEP, ee Buug hagid ah ee Xill i Dhalaan ka Gudubka dugsi-hranta waxa ka mid ah; ylal iy hamiyad la dnay in lagu qanciy baahida qaaska ah ee ilmahaaga, inta ay baranayaan xirfadaha u diyaarinaya Dugsiga xannaanada. Ilmahaagu markuu maray xilli-ka gudubkaan, hwlaha iy caawinaduba wey is bedelayaan. Dadki xubnaha ka ahaa qrshihi IFSP ee kaa caawiyey dejinta qrshaha wey ka duwanaan karaan kuwa hadda kaa caawinaya dejinta qrshaha IEP. Intaad la shaqeyn laheyd qf hwlaha isu duwe ka ah, waxaad la shaqeyneysa qf maamule ka ah xaaladda amuuraha hwlaha ilmahaaga. Grmaa iy Sidee l Qrsheyaa Xilli ka-gudubka Ugu yaraan, sadex bild ka hr inta ilmahaagu sadex jirsan, waxaa kula s xariiraya qfka isu duwaha ka ah amuuraha ilmahaaga, si ay kulan lga xajnaya baahida ilmahhaga iy drashada dugsi bilwga (preschl) lga shir. Kulankan waxuu ka mid nqn karaa kulamada caadiga ah ee ka mid ah kuwa IFSP. Sida munaasabka ah, adiga, qfka isku duwaha ah iy dadka kale ee xubnaha kxda ka mid ah, ayaa kulankan ka qeyb qaadanaya. Dad kale inta dheer waa la casuumi kara. Dadkan waxaa ka mid nqn kara shaqaalaha waxarashada-gaar ahaneed ee ilmaha yar, qf ka scda barnaamijyada ama hwlaha kale ee laga hel jaaliyadda sida (halka ilmaha lagu xanaaney, dugsi shaqsiyeed, iy barnaamijka head start), iy qf kale ee walba u walidku dnay in ay ka qeyb qataan sida ayeey/aww, deriska, amaba saxiib ilmahaaga si wanaagsan u gaanaya. Si wada jir ah adiga iy kxda waxaad ka wada hadleysan mwducy badan, sida hadi l baahan yahay qiimeyn lagu eegay in ilmahu u qalm; ylal in ilmahu garaan la dnay, hwl waqti xadidan la dnay in lagu gaar iy waajibaadka kala duwan ee saaran dadka xubnaha kxda ka ah; rajadaada, riyadaada iy waxyaabaha aad walwalka ka qabt ee ilmahaaga ku saabsan; hwlaha iy barnamijyada diyaarka ah; iy xaquuqahaaga shrarciyeed ee waxbarashada gaar-ahaneed. Iyad wada hadalkan kr ku xusan ay ggl xaar u tahay, waxaad dejineysan qrsh xilli-ka gudub, waxaadna isu diyaarineysan barnaamijyada isbadalaya marka ilmahaagu 3 jirsad. 2
Su aalaha wannagsan in aad weydiis marka laga shiray xilli-kagudubka Waa maxay faraqa u dhexeeya kahrtagga hre iy hwlaha dugsi preschlka? Sidee lagu gada in ilmaheygu u qalm? Waa maxay hababka kala duwan ee hwlaha l fuliy? Yaan la xiriirna hadaan dneyn in aan bqan barnaamij ama fasalka? Sidee dadka taqasuska ah ku caawinaa, si ay u fahmaan waxyaabaha ilmaheyga ku wanaagsan yihiin ama baahiddu tahay? Grmaan kulmi dnaa marka xigta? Sidee lagu gadaa in ilmahaagu u qalm Ma aha in qf walba ee hela hwlaha barnaamijka Help Me Grw ee amuuraha dhexdhexaadinta dhalaanka iy saan qaadka, helay ama u qalmay barnaamijka Help Me Grw ee hwlaha waxbarashada gaar-ahaneed ee dugsi bilwga. Si l gaad in ilmahaagu u qalam, waa in ilmahaaga mara qiimeyn. Qiimeyntu waxey ka jawabeysa su aalahan s scda: Ilmahaagu ma leyahay dib u dhac kbaceed iy laxaad dar? Waa maxay heerka kbaca ilmahaagu hadda maray? Dib u dhaca kbaca ama laxaad darada haysa ilmahaaga, sameeyn ma ku yelataa in ay ka qeyb qataan ama ka faa ideystaan xarakaadka ilmaha kale ee asagd ah qabtaan? Ilamahhagu ma u baahan yihiin waxbarashada gaarahaneed iy hwlaha laxiriira? Si su aalahan lga jawaab, qiimeyn ayaa lagu eegaya garashada, dabeecadda dhaqanka, jismiga, kbcidda, iy cunsuurada kale ee sameeya. Qiimeyntu waxey ka kban tahay, aruurin la isu s aruurinay akhbaar badan, ee meela kala duwan laga s tabiyey, ee ku saabsan ilmahaaga shaqeyntda iy kbcidda ee dhinac walba ee laga shaki qab in ay ka jiraan dib u dhac kbceed iy laxaad dar. Waxaad ka ciyaareysa dr muhiim ah, adig la wadaagaya akhbaar caawinaad gaala, sida akhbaarada caafimaadka ama hadii ay jiraan natiijy aad ka heshay qiimeyn shaqsiyeed (private evaluatins). Waxaad kal tahay qf taqasus ku ah ilmahaaga garanaya waxyaabaha ilmahaagu yaqanaan. Waxaad garaneysa waxyaabaha ilmahaagu xiiseynayaan ama ay necebyihiin, ama ay jecelyihiin in ay ku ciyaraan. Akhbaaradan idil waxaa l isticmaali karaa in lagu gaad baahida waxbarash ama kbcid ilmahaagu u baahan yihiin. Kxda, aad adiga ka mid tahay, ayaa g aan ka gaaraya qiimeynta l baahan yahay, si l gaad in ilmahu u qalm, iy in qrsh waxbarash l dejiy. Iyad ay ku xiran tahay dugsiga degmada aad degan tahay, waxa laga yabaa in dadki taqasuska aha ee aad hrey ula shaqeyn jirtay ay qiimeynta iy hwlaha qabtaan. Ama kx cusub la abaabul hadey ilmahaagu u qalmaan hwlaha. Inta qiimeyntu dhicin, waxaa lagu siinayaa lab dkumenti. Mid waa dkumenti l yaqaan (Prir Written Ntice frm) fmka Digniinta Hre ee Qraalka ah. Tas ay ka mid yihiin ficilada ay degmadu kaa cdsaneys in ay ku dhaqaad, waxyaabaha la dnay in ilmaha laga qimeey iy imtixaanada la isticmalay. Dkumentiga kale waa mid l yaqaan (Parent Cnsent/Objectin frm) Fmka Oglaanshaha/Diidmada Waalidka. Qiimeyntu axey bilaabaneysa marka aad saxiixd fmkan dambe. Haduu ilmahhagu bilaabay barnaamijka Help Me Grw ee amuuraha dhexdhexaadinta dhalaanka iy saan qaadka, ka dib markuu 2 jirsaday, waxaa laga yabaa in kxdu hrey u sameysay qiimeynta qeybta B iy qeybta C. Haduu ilmahaagu u qalmay hwlaha qeybta B waqtigaa, dabadeed lma baahna qiimeyn kale intaan la qrin IEP. Hadii ilmahaagu u qalmin waqtigaa, kxdu waxey dib u egeysa hrumarka ilmahu gaarey, dabadeedna qadarineysa in ilmahaagu u qalmi kar. Hadey xaaladu sidaa tahay, qrsh qiimeyn ayaa la qrayaa. Habka Qiimeynta l Qabt Dusiga degmada waa in uu helaa fmka glaanshaha, isag qraal ah, aad ku glaatay in la qiimey ilmahaaga. Intaadan glaan qiimeynta, waxa wanaagsan in aad qadaris su aalahan s scda: Imtixaan iy qalab qiimeyn ncee ah ayaa ilmaheyga l qadarinaya, sababtuna waa maxay? 3 Buug hagid ah ee Xill i Dhalaan ka Gudubka
Sidee akhbaarada l isticmalaya in ilmaheyga lgu dejiy qrsh waxbarash? Dib u dhaca ilmaheyga sameyn ma ku yelanaya natiijyada imtixaanka dhinac walba ha ahatee? Sidee l qadarinaya ilmaheyga lukhadda iy dhaqankda inta imtixaanku scd? Maxaa cawinaad ah ee l qabanaya ilmaheyga si ay u daremaan raax waqtiga imtixaanku scd? Akhbaar ncee ah ayaa la iga dnaya in aan bixiy qiimeynta? Kadib markaad saxiixd fmka glaanshaha, qiimeynta gaarahaneed ee ilmahaaga ayaa dad taqasus ah ku qabanayaan gurigaaga, halka ilmaha lagu xanaaney, dugsiga degmada, amaba gb kale. Ujeedada laga leeyahay nidaamka qiimeynta waa in ay dadka ka tirsan xubnaha kxda IEP-ga ilmahaaga, u muuqd sawir buuxa ee ilmahaga metalaya. Waxaa laga yabaa in lagu weydiiy su aal akhbaar ah iyag qraal ah ama wareysi lagula yeesh. Su aalaha waxa laga yaba in ay yihiin kuw ku saabsan dhalashada ilmahaaga, iy tariiqda caafimaad, in ay gaarayeen halki kbaca laga filayey, hrumarkda, iy jawiga guriga iy qyska. Hey adda PACER waxey kugu dhiir gelineysa in aad su aal ka weydiis heer walba uu nidaamku maray. Hadii ay jiraan wax aadan ka fahmi la dahay, la hadal qfka hwsha xiriiriyaha ka ah ama s wac xarunta PACER. Marka nidaamku dhamaad, waxaa lagu sinayaa kbi rebr qiimeynta ah, iy fasiraad ah sababta uu ilmahaaga ugu qalm, ama ugu qalmi waayeyhwlaha waxbarashada gaar-ahaneed ee dhalaanka. Haduu ilmahaagu u qalm hwlaha, aad ku aqbash in laguu fidiy, kxdu waxey u kulmeysa in ay qraan IEP. Hadaad ku raaci weyd natiijyada qiimeynta, waxaad xaq u yeelan karta in aad hesh waxa l yaqaan an independent educatinal evaluatin (IEE) qimeyn waxbarash eemadax banaan, iyad degmada dugsigu ka masuul yahay qarashka. IEE waxaa sameeya dad taqasus ah aan u shaqeyn, kana madax banaan dugsiga. Waxaad la xiriiri karta hey adda PACER hadaad u baahan tahay akhbaar siyaad ah. Qrista IEP Qyka ayaa sida ugu wanaagsan u garanaya ilmahda, waana xubin muhiim ah ka mid ah kxda. Marka ilmahu u qalmaan barnaamijka Help Me Grw ee waxbarashada gaar-ahaneed iy hwlaha la xiriira ee dugsi bilwga, kxda IEP ayaa u g aamineysa hwlaha munaasabka ah ee ilmaha l fulinay. G aankaa waxaa sal u ah natiijyada ka s baxday qiimeynti ilmahaga lagu sameeyay. G aanka waxuu ku bilaabanayaa hal iy ka badan kulan IEP, ay ka mid yihiin qyska, baraha tacliinta waxbarashada gaar-ahaneed, qf ka scda maamulka dugsiga, dadka fuliya hwlaha la xiriira; hadi l baahan yahay, iy dad kale qysku ama degmada dugsigu s casumeen. Isu diyaarinta Kulanka Markaad isu diyaarineys kulanka IEP, waxa wanaagsan in aad qadaris su aalaha s scda: Hrumarka ilmahaagu waa sidee? Maxey tacliin ahaan u bartaan? Maxaad rabi laheyd in ilmahaagu bart ama awd u yeshaan in ay qabtaan? Habkee ugu wanaagsan ee ilmahaagu wax ku baran karaa (tusale; ql ardey tir yar dhigata, ql dhaqdhaqaaq badan ilmahu waxyaab ay sahmiyaan ka helayaan, faraha ka hadal iy calaameyn iwm) Hwl ama cawinaad ncee ah ayaa diyaar u ah si ay wax u bartaan? Jawaabaha aad ka bixis su aalahan ayaa kxda ka caawinaya in ay dejiyaan IEP xaqiiqa ah. IEP waxaa ka mid nqnaya akhbaarada laga helay qiimeynta, ku saabsan waxyaabaha ilmahaagu ku wanaagsan yihiin iy waxyaabaha baahiddu tahay. Waxaa kal ka mid nqnaya ylal in la gaar la dnay, fasiraad ah hwlaha la qabanay, iy halka la isla gart in ilmaha wax lagu bar. Qrista Ylalka Kxda IEP-ga, aad adiga waalidka ah ka mid tahay, ayaa ylal qaas ah qraya. Ylalkan waxey ku saleysanyihiin, waxyaabaha ilmahaadu awd wanaagsan u leeyihiin iy kuwa baahiddu tahay, sida qiimeynta lagu gaaday. Buug hagid ah ee Xill i Dhalaan ka Gudubka 4
Adiga xubinta ka ah kxda IEP-ga, ayaa la wadaagaya akhbaarada ah ahmiyada aad ilmahaaga u rajeyneys, xarakaadka ilmahaagu qabt waqtiga xaadirka ah, iy xarakaadka aad jeclan laheyd in ilmahaaga lagala shaqeey sanadka s scda gudihiis. Ylalku waa in ay nqdaan kuw jadwal lagu shaqeynay maalin walba, ka dhigaya ilmahaaga kuw si madax bannaani ah wax u barta, u nl, jawi walba ku ciyaari kara. Aqnsiga hwlaha la fulinay iy halka lagu qabanay Sida sharciga federaliga ah faray, nuuca xanuunka ilmahaaga haya ma nqn kar mid hwlaha sal lga dhiga. Hwlaha waa in ay nqdaan kuwa shaqsiyeed, ee ilmaha l naqshadeyay. Waa in ay ku saleysnadaan qadarinta kxda IEP-ga ee halka ilmahaagu waqtiga xaadirka ah ka maray waxbarashada, awdda, iy baahidda qaaska ah. Kxda IEP-ga ayaa qadarineysa hwlaha lagama maarmaanka ah in la qabt, ylalka in la gaar tahay, iy in ilmahaagu ka faaideyst hwlahaa. Sid kale, nuuca xanuunka haya ilmahaaga ma aha in sal lga dhig in ilmahu hwl caawimaad helay. Sida xaqiiqadu tahay, shrciga federaaliga waxuu ranaya, ilmaha preschlka, ah ee dib u dhaca leh, waa in wax lagu baraa jawiga ilmaha kale ee caadiga ah wax lagu bar, il aa inta ugu badan ee munaasab nqn karta. Sharciga l yaqaan (Least restrictive envirnment LRE; Jawiga ugu xaddada yar ee munaasabka ah), waxuu farayaa in ilmaha jawigaa wax lagu bar; xitaa hadii l baahd shaqaale siyaada ah tababaran, agagaaraha iy qalabka la bedel, ama qalab qaas u ah ilmahaaga l keen, si ilmahaaga lga caawiy waxbarashada. Ilmahaga waa in lagu meleyaa halka guriga ugu dhw ee macquul nqn karta. Kulanka IEP-ga ayaa lagu gaaraya G aanada halka hwsha lagu qabanay, ka dib marka ylalka la qr, ee jawiga ugu xaddada yar la isla falanqeey. Ylalka iy hamiyadda la dnay in la gaar Hwlaha la xiriira ee muhiimka ah (sida gadiidka, shaq, daaweynta jismiga, iy hwlaha daaweynta hadalka) Cawinaady kale ee l baahan yahay, sida waafajin iy hab drin (accmmdatins r mdificatins). Meesha/deegaanka/Jawiga ugu xadada yar ee ilmaha wax lagu bar, ee lagu gaari kar ylalki la isla gartay. G aaminta klka hwsha la qabanay Hwlaha preschlka la qabt waxey dhacaan sanad dugsiyeedka gudihiis. Hase ahatee, ilmaha qaarkd waxey u qalmaan in ay helaan hwlahaa, waqtiga dugsigu xiran yahay, hadii l gart in ay xirfadaa u baahan yihiin, aysan lumin waqtiga dugsigu xiran yahay, amaba laga ilaalinay xirfad aan l bahneyn. G aanka ku saabsan hwlaha waqti dugsiyeedkan dheer, (extended schl year services ESY) in ay munaasab yihiin waxaa isla g aaminaya adiga iy xubnaha kale ee kxda IEP-ga ka mid ah. Hadii sanad guurada ilmahaagu ku aadan tahay waqtiga dugsigu xiran yahay, adiga iy kxda IEP-ga ayaa g aaminaya grtay hwlaha bilaabanayaan. IEP ama IIIP? Hadey ilmahaagu hwl ka helaan dugsiga iy hey ad dwladeed ee aan dugsiga u shaqeyn, aad dneys in labada hwld la isku duw, waxaad cdsan kartaa in la isticmaal waxa l yaqaan Individual Intragency Interventin Plan IIIP; Qrsh dhexdhexaadin gaar ahaaneed ee ka dhexeeya hey adaha. Qrshaha IIIP waxa ku wada jira hwlaha dugsigu fuliy iy kuwa kale ee ilmahaagu u qalm ee hey adaha dladda. Waxa la eegaya ilmahaaga baahidda ee jawi walaba, sida-guriga, dugsiga, iy jaaliyadda. Waxaa kal laga yabaa in laqadariy akhbaar ama hwl kale ay qysku u baahan yihiin, si ilmaha lga caawiy kbaca, iy wax barashada. Tani waxey caawinaad u nqn kartaa, ilmaha si jgt ah ugu baahan hwl laisku duway ee jawiy kala duwan. *IIIP waxa la isu geynaya hwlihi IEP-ga iy hwlaha hey adaha dwladu qabtaan. Amuuraha IEP-ga, ee qasabka ah in la fuliy, iy kuwa ku s siyaaday ayaa lagu xalinaya qrshaha IIIP. Drashada Barnaamijka Dugsi hrantii Marka la qr IEP-ga ilmahaaga, adiga iy kxda diyaar waxaad u tihiin in aad radisan barnaamij qaas u ah ilmahaaga. Ilmaha qaarkd, maalintda waxaa 5 Buug hagid ah ee Xill i Dhalaan ka Gudubka
ka mid nqn kara meela kala duwan ay hwsha ku lgu fuliy sida: Halka ilmaha lagu xannaaney Xarumaha ilmaha lagu xannaaney Xannaanada ilmaha ee qyska Xarunta Dhalaanka Dugsiga dadweynaha ama kan shaqsiyeed Xarunta Head Start Fasalada Preschlka ay bixiyaan dugsiga dadweynaha, si ilmaha d addu u dhaxeys 3 ill aa 5 ugu qalmaan Dhalaanka hre ee waxbarashada qyska (Early Childhd Family Educatin ECFE) Fasalada Dhalaanka Hre ee waxbarashada gaarahaneed (Early childhd special educatin), hadey ilmahaagu u qalmaan waxbarashada gaar-ahaneed ee preschlka Markaad ka fikireys drashadan, waxaa wanaagsan in aad ka fikirt su aal kale ee inta ku siyaad ah, sida: Waa maxay hamiyaddda iy rajada aan ilmaheyga la jeclahay? Maxey ilmaheygu waqtigan xaadirka ah u baahan yihiin si ay u kraan iy ay u kbcaan? Xagee rabi lahaa in ilmaheygu wax ku bartaan ay kula ciyaraan ilmaha kale ee asagda ah? Akhbaar ncee ah ayaan u baahanahay in aan la wadaag shaqaalaha cusub? Markaad drat halka aad ilmahaaga la jeclaan laheyd, qfka hwlaha xiriirayaha ka ah ayaa balan kaaga qabanaya si aad barnaamijyada u s bqat. Markaad bqaneys meelaha aad qadarineys, waxaa wanaagsan in aad su aalahan s scda ka fikirt: Ma u egtahay in ilmahaagu ku faraxsan yihiin halka ay jgaan? Ma u egyihiin kuwa la mucaamiltamaya ilmaha kale iy jawiga ay jgaan? Barnaamijka ma u muuqda mid u shaqeynaya habka ay ilmaheyga wax ku baran? Xiriirka ka dhexeeya shaqaalaha iy waalidka ma mid ku dhiirea gelinaya? Barnaamijku ma mid dhaqankeyga qadarinayaa? Shaqaalaha barnaamijka ma kuwa dhageysanaya talada dadka kale iy waalidka? Sidee qyku uga qeyb qataa? Waa maxay faraqa u dhexeeya tirada ilmaha iy dadka waaweyn ee barnaamijka? Waqtiga l scnay halka barnaamijku ku yaal ma mid macquul lmaheyga iy qyska uh ah baa? Sidee ilmaheyga ku aadayaa (gadiid ahaan) barnaamijka cusub? Waa maxay waqtiga barnaamijka? Ma mid macquul ilmaheyga iy qyska u ah baa? Sidee hwlaha waxbarashada gaar-ahaneed l fulinayaa? Sidee barnaamijkan ilmaheyga uga caawinaya in ay diyaar u nqdaan kindergarten? Markaad barnaamij u drt ilmahaaga, waxa wanaagsan in aad weydis: Grmaan la kulmi karaa shaqaalaha inta ilmaheyga l bilaabin hwlaha? Maxaa qalab ah ilmaheygu u baahan yihiin? Shaqaalahu ma fahamsan yihiin in ilmaheeygu dawyin u baahan yihiin, iy akhbaarada dawyinka la xiriira idil si ilmaheygu cafimaadkda iy qatarta dawyinka lga taxadir? Sidee raashinka iy cunnada fudud l xalyaa? Sidee l xalinayaa ilmaheyga markuu musqusha u baahd? Shaqaaluhu miyeey fahmayaan marka ilmaheygu u baahan yihiin caawinaad qaas ah? Xarakaad ncee ah ayaa u diyaar u ah qyska? Gmaan bqan karaa xarunta aan krmeer heli karaa? Grmaan baska tijaab ahaan u raaci karnaa hadii l baahd? Haduu ilmaheygu aaday barnaamij jaaliyadda ku yaal, ama xannaanada ilmaha (child care), sidee shaqaalaha fuliya waxbarashada gaar-ahaneed iy shaqaalha halka ilmaheyga lagu xannaaneey ku wada xiriirayaan? Sidee shaqaalahu aniga igula xiriirayaa? Miyeey yeelayaan in buug qraal ah aan maalinwalba ku wada xiriirn? Maxaa laga filayaa in ilmaheygu bartaan sanadkaan? Si nabadda ilmaheyga l ilaaliy, maxaa taxadir ah la qabanayaa? Buug hagid ah ee Xill i Dhalaan ka Gudubka 6
Talaabaha Xiga Marka cdsi IEP ah la qr, waxaa lagu siinayaa kbi aad dib u nqt, waxaa kal lagu sinayaa fmka gaanshaha/diidmada ee waalidka parent cnsent/ bjectim. Hadaad raali ka aheyn aad ku khilaafsan tahay cdsiga kxda IEP-ga kaa cdsaneys, aad ku raacsaneyn halka ilmaha lagu meeleynay, waxaad calameysa halka raneysa Maya, kuma raacin. Dabadeed saxiix ku celi fmka si l bilaab nidaamka lagu xaliy khilafaadka. (hdaad dneys in aad akhbaar siyadd ah ka gaat nidaamkan, la xiriir Hey adda PACER Center). Haddaad ku raacd iyad qraal ah, qrshaha ayaa la hirgelinayaa. Waqtigaan waa waqti biliw xiis u ah ilmahaaga iy qyskaba. U diyaarinta kxdaada, qyskaaga, iy ilmahaagaba isbedelka s fd leh Sida wax walba cusub, su aal badan baa s baxaya, g aam badana waa l baahanaya in la gaar. Waa muhiim in adiga iy xubnaha kale kxda IEP-ga wada jir uga wada xaajtaan arimahan, akhbaaraha wadaagtaan, aad gaartaan g aam ilmahaaga dantdu ku jirt. Intaad wada hadleysan, waa in aad ka fikirtaa aad la timadaa hab wanaagsan ee ilmahaaga ka caawinaya talaabyinka s scda. Mitaal ahaan; waxaad g aansan kartaa in ilmahaagu bqd fasalka cusub, ama tijaab-tababar ahaan basku racaan, ama u glw ilmahaaga in ay alaab ay jecelyihiin guriga kala imadaan. Talaabta xigta waa in qyskaaga iy ilmahaga l diyaariy macalimiinta cusb, ilmaha kale ee fasalka, jadwalka, waxyaabaha jgtada ah, xarakaadka fasalka lagu qabt, iy waxyaabaha laga filay. Si lga caawiy in xilli ka gudubkan u fududaad, waxaa wanaagsan in aad isku deyd baaqyadan s scda: Hre u qrshee. Waqti badan glw g aan lagu gaar. Kala hadal qysyada kale qibrada ay kala kulmen nidaamka. Bar sida lgu dd ilmahaaga. Hubi warbixinada ilmahaaga caafimadkda, waxbarashadda iy qiimeynta yihiin kuw casri ah. Xasuusnw in aad ilmahaaga ku dart diyaarinta. Ilmahu markey gyihiin waxyaabaha ku s fd leh, si kalsni leh ayeey u xamilayaan xaaladda cusub. Waxaad qadarin kartaa talaabahan s scda: Meesha cusub ee ilmahaagu u scd, si wanaag leh uga hadal. Haduu ilmahaagu muujinay cabsi, qir cabsidda, ee kala hadal. Hadey kuu suurwd, sawir ka s qaad meesha cusub, iy shaqaalaha cusub ee la shaqeyn dn ilmahaaga. Si aad uga caawis, ay diyaar ugu nqdaan, uga shekee habka ay maalinta ugu hreysa u dheceys Hadey ilmahaaga hrey waqti ula qaadan fasal ardey tir yar leh, u diyaari qibradaa adig u kaxaynaya maktabadda wax lagu aqrist. U s iibi shandad cusub, ha tusin il aa maalinta ugu hreysa. Maalinta dugsiga ugu hreysa, uga dhig mid xiis leh, ka qaad sawir marka ay guriga ka baxayaan. Hadey kuu suur galeys, isku dey in aad la kulant qysy kale ee caruurtdu adaan dugsigaa. Ku dhiir geli ilmahaaga in ay dadka kale la xiriiraan, ay caawinaad weydistaan makey u baahan yihiin. Waalidku waxey u baahan yihiin in ay Ogadaan Markaad ka tageys barnaamijka Help Me Grw Infant and Tdler Interventin prgram, waxaa lagaa cdsanayaa in aad buxis tir kb fikrad ka qab ah. Tira kbkan ma aha mid adiga shaqsi ahaan akhbaar kaa bixinaya, Jawaabahada cidina ma gaaneys. Natiijyada ka s baxda waa muhiim, sababta ah, waxaa l isticmalayaa in lagu wanaajiy barnaamijyada iy hwlaha degmada iy tan gblka idil. Waxaad qaban kart hadey ilmahaagu u qalmin hwlaha waxbarashada gaar-ahaneed ee Preschlka Hadey kxdu isla garat in ilmahaagu u qalmin hwlaha waxbarashada gaar-ahaneed, aad ku khilaaft, waxaad cdsan karta qiimeyn waxbarash 7 Buug hagid ah ee Xill i Dhalaan ka Gudubka
ee madax bannaan; l yaqaan Independent Educatin Evaluatin IEE. Talabyinkan waxa lagu qeexayaa dkumentiga la yiraahd Educatinal Prcedural Safeguard. Kas tahay in lagu siiy marka l fariisanay kulanka xill i ka gudubka (Transitin planning meeting). Waxaad kal kxda weydiisan kartaa in ay kugula taliyaan barnaamijy kale ee jaaliyadda ku yaal, aad ka hesh hwl ama xarakaad ilmahaaga iy qysku wada qaban karaan. Hadi walwalka aad qabt ilmahaaga kbacda weli ku hay, waxaad ka qeyb qaadan kartaa barnaamijka baarista ilmaha yar ee degmada dugsiga aad degentahay (early childhd preschl screening) Preschl screening waa mid ilmaha dhan qasab ku ah inta ay bilaabin kindergarten, lakiin ilmahaaga waxaa baaristan lagu sameyn karaa waqti kahreysa; da da 3 ½. Hadii la gaad in ay xaalad jirt, ilmahaaga waxaa l jedinayaa in ay ku laabtaan waxbarashada gaar-ahaneed ee barnamijka Help Me Grw preschl si qiimeyn cusub lgu sameey. Waxaa kal wanaagsan in isu duwaha hwlaha, ee kula shaqeynaya, aad weydiis meel kale ee kheyraad kale ka heli kart. Kuwan waxaa ka mid nqn kara barnaamijyada sida Head Start, waqti maktabadda ilmaha xarakaad lgu qabt, iy xarakaad kale ee jaaliyadda lagu qabt. Scdaalku wuu sii scnayaa Haduu ilmahaagu hel hwlaha waxbarashada gaar ahaneed iy hdeysan helinba, waxaad ganeysa marka aad ka qeyb qaadat waxbarashada ilmahaaga inta ay krayaan, ay waxbaranayaan waxey ka caawineysa in ay nqdaan kuwa guul sare gaara.waxaa jira dad badan taqasus ah ka caawini kara in aad fahamt ilmahaaga baahidda. Dadkan waxaa ka mid ah dadka taqasuska ah ee la shaqeeya ilmaha, shaqaalah caafimaadka, iy kuwa kale hwl fuliya. Waxaa intaa sii dheer, waalidka leh ilm dib u dhac kuwaaga kale ah, ama baahi qaas ah leh, waa dad aad ka heli kart kheyraad aan la xadadi karin. Waxey adiga ku siin karaan akhbaar waxtar leh iy caawinaad, inta aad ilmahaaga ka caawineys scdaalka waxbarash. Kheyraad kale ee Siyaada ah Hagid lgu tala galay waalidka ku nl gblka Minnesta ee qrshaha waxbarashada gaar-ahaneed IEP-ga. Waa daabacaad ay sameysay hey adda PACER Center. Waalidka ayaa nqn kara furaha (Parents Can Be The Key, Dabacaad ay sameysay hey adda PACER Center Hey adaha u qaaska ah hwlaha dadka dib u dhaca leh (Disability Specific Organizatin. Wac hey adda PACER Center si aad u hesh tir kheyraad ah hey adaha u halgama dadka dib u dhaca leh, ama bq bgga PACER Center, PACER.rg. Buug hagid ah ee Xill i Dhalaan ka Gudubka 8
Liis-warbixin ee xill i ka gudubka ah Liis-warbixineedkan s scda waxuu ka cawini kara, in aad lassct xarakaadka iy hrumarka aad mareys intaad ku jirt nidaamka xill i ka gudubka. Ilmaha waqtigan l fuliy barnaamijka Help Me Grw ee dhalaanka iy saan qaadka hwlaha ka-hrtagga: Ilmaheygu mar dhw ayeey 3 jirsanayaan, waqtigi kulanka xill i ka gudubkana waa s scda ama hrey ayaa l qabtay. Qrshaha xill i ka gudubka ee ilmaheyga waxaa ka mid ah xarakaadka la qabanay, waqtiyada la qabanay, iy magacyada dadka fulinaya qrshaha. Hadey ilmaheygu u qalmi wayaan hwlaha preschlka ee waxbarashada gaar-ahaneed ee barnaamijka Help Me Grw ay degmadu fidis, aniga iy qfka isu duwaha ah waan ka wada hadalnay fursad kale. Waa la i siiyey kbi ah Hab raaca Badbaadada (xuquuqaha sharciyeed ee ii bannaan) Prcedural safe guards. Waan gahay hadii aan fahmi waay, ama aan su aal ka qab, in aan la xiriiri kar qfka isu duwaha ah. Waan gahay in xaq u leeyahay in aan aqbali kar ama ku khilaafi kar cdsiga dugsiga. Waxaan s bqday xarum suura gal ah aan ilmaheyga la dnay. Ilmaha l qiimeeynay barnaamijka Help me Grw ee preschlka hwlaha waxbarashada gaar-ahaneed: Waxan helay kbi ah cdsi qrsh qiimeyn ah, waan saxiixay waxaan dib u diray fmka waalidka ee Oglanshaha/diidmada waalidka. Qiimeyntii l bahnaa idil waa la dhameeyay, natiijyadana waan ku raacay. In ilmahu u qalm hwlaha waxbarashada gaar-ahaneed waa la g aamiyey. Kulanki IEP-ga waa laqabtay, qrshahii IEP-gana waa la qray. Ylalki iy hwlaha la xiriirana (Hadii l baahd) waa la g aamiyey. Haki ilmaheygu hwsha lgu fulin lahaa waa la g aamiyey. Waxan helay cdsigi qrshaha IEP-ga la qray, waan saxiixay in aan ku raacay ama ku khilaafay, waxaan dib u diray fmki Oglaanshaha/Diidmada waalidka. Hadaan ku khilaaf, kulan ayaa la qabtay lagu xalinay khilaafkeyga. Hadii l baahd, gadiidki ilmaha lagu daad gureyn lahaa waa la qaban qaabiyey. Waxaan la kulmay aan la hadlay ilmaheyga macalinkda cusub, iy dadka hwsha fulinay. Baruhu wey gtahay in ilmaheygu IEP leeyihiin, weyna la sctaa. 9 Buug hagid ah ee Xill i Dhalaan ka Gudubka
Qamuus yare Adaptive Develpment Kartida qfku isku daryeeli kar ee la xidhhiidha qubeysiga, musqul galista, cunt diyaarinta, maamulka lacagta iwm. Assistive Technlgy (AT) Service Qalabka ama makiinadaha kaalmeeya ilmaha naafada ah si ay u qutaan nll maalmdkda sida knbuutarka cdka garta. Qalabka waxa laga heli kara meel laga s iibsad, ama mid hrey u jirey ee dhalan rg. Eligibility Waa xeerar lagu qeex ilmaha u qalanta in ay hesh adeegyada waxbarashada gaarka ah iy hwlaha la xiriira. Evalutin Xeerarka l isticmaal in la gaad in ilmahu u qalm hwlaha Extended Schl Year (ESY) Waxbarash iy hwlaha la xiriira la fuliya intuu dugsigu xiran yahay Free Apprpriate Public Educatin (FAPE) Waxbarshada lacag la aanta ah ee dadweynaha: Tibaaxdan waxaa leh xeerka federaaliga ah ee waxbarashada gaarka ah. Xeerka qaranka ee waxbarashada ayaa wuxuu dhigayaa in ilm kastaa uu xaq u leeyihiin in ay helan waxbarash tay leh lacag la aan ah. xeerarka dawladda fadaraaliga ah ee waxbarashada gaarka ah ayaa waxay caddeynayaan in waxbarashada dadweynuhu ay lacag la aan tahey, ayna u habn tahey ilm kasta. Individualized Educatin Prgram (IEP)Qrshaha waxbarash ee shakhsiga ah. Barnaamij waxbarash qraal ah, lgu tala galay in lagu xaliy baahida waxbarashada gaarka ah iy hwlaha la xiriira ee ilmaha dib u dhaca leh. Individualized Family Service Plan Qrshaha daryeelka qys kasta qaas u ah. Qrsh qran ka caawineysa qyska baahida kriinka ilmahda ama saan qaadka ah. Individual Interagency Interventin Plan Qrshaha ay dhawr hay add hal qys ku Daryelaan. Nidaam qrsh ee l isticmaal marku ilmahu Buug hagid ah ee Xill i Dhalaan ka Gudubka degmada dugsiga ka hel waxbarashada gaar-ahaneed iy hwl kalena ka hel ugu yaraan hal iy waxii ka badan ee hey ad kale. Least Retrictive Envirnment (LRE) Meesha/deegaanka/Jawiga ugu xadada yar ee ilmaha wax lagu bar. Sharci ranaya ilmaha dib u dhaca leh wax lala bara ilmaha kale ee anan dib u dhaca laheyn inta ugu badan ee munaasab nqn karta. Lcal Educatin Agency (LEA) Degmada dugsiga Mediatin Dhexdhexaadin. Xeer lacag la aan ah ee waalidka ama cidda ilmaha ka masuul ah iy dugsiga u bannaan ay ku xalin karaan hadey isku khilafaan qiimeynta, gaanka u qalmidda, halka ilmaha lagu meeleynay, ama sharciga waxbarshada lacag la aanta ah ee dadweynaha FAPE. Labada dhanba waa in ay ka qeyb qataan dejinteeda iy aqbalideeda g aanka laga gaar. Parental Cnsent Qraal gglaansh. Qraalka glaanshaha ah ee waalidka ama cidda ilmaha ka masuulka ah in ay bixiyaan tahay inta dugsigu qiimeynta bilaabin ama hwlaha waxbarashada gaar-ahaneed. Prir Written Ntice Ogeysiinta hre ee qraalka ah. Dkumenti qraal ah ee dugsiga degmada sharciyan tahay in uu waalidka siiy markey cdsanayaan ama diidayaan qiimeynta, dib u-qiimeynta, ama dnayaan in ay ilmaha ku l fidiy waxbarashada gaar-ahaneed. Ogeysiinta qraalka ah waa in 14 malmd laga war sugaa waalidka. Prcedural Safeguards Hab raaca badbaadada. Sida sharciga xaquuqaha dadka naafada ah faray (IDEA), waa xaquuq sharciyeed ee ay leyihiinilmaha ilmaha dib u dhaca leh iy qyskda. Related Services Adeegy la xirira. Hwl walba ee qaas ahaan lgu naqshadeyay, ee u sahleysa in ilmahu ka faa ideyst waxbarashada gaar-ahaneed. Mitaal ahaan waxaa ka mid ah; qalabka ama makiinadaha kaalmeeya ilmaha naafada ah, gadiidka, daweynta shaqeynta/ jirka/ jimicsiga/hadalka (ccupatinal/physical/speech therapy). 10
Waqtiga g an xill i ka gudubka 2 jir 2 SANO, 3 BILOOD ILL AA 2 SANO, 9 BILOOD: Kulanka lga hadlay xill I ka gudubka waa la qabtay, qrshaha xill I ka gudubkana waa la qray. (Kulanka waxaa la qaban karaa lixda bild ee IFSP-ga dib l egay). Hadey ilmahu 3 jirsadaan sprinka ama samarka (waqtiga dugsigu xiran yahay), Kxda IEP-ga waa in ay ka wada hadlaan hwlaha ESY. Haduu ilmahu 3 jirsad samarka, kxda IEP-ga ayaa gaan ka gaaraya grta hwlaha IEPga bilabanayaan. 2 SANO, 9 BILOOD: Qiimeynta qrshaha bilwga qeybta B waa la qray, waana la siiyey waalidka si ay u qadariyaan glaanshaha. 2 SANO, 11 BILOOD: Qiimeynti waa dhamaatay, u qalmidina waa la g amiyey. Sanad guurada 3aad: IEP-ga waa la qray, glaashaha waalidkana waa la helay. Hwlaha qeybta C wey dhamaanayan Waalidku waxa la siiyey waraqaha tira kb fikrad ka qab. Hubi inaad buuxis ee dib u dirt. UMA QALMIN: L diray kheyraadka kale ee jaaliyadda. Qeybta C, hwluhu waxey ku egyihiin da da 3 jir 3 SANO, 3 BILOOD: Dib u hubi IEP-ga ee ka wada hadla wax isbedel hagaajin ah qrshaha cusub u baahan yahay. 4 JIR 11 Buug hagid ah ee Xill i Dhalaan ka Gudubka
PACER Center PACER.rg 8161 Nrmandale Bulevard Minneaplis, MN 55437-1044 Vice (952) 838-9000 Tll-free in Greater MN (800) 53-PACER Fax (952) 838-0199 PACER@PACER.rg