Waxaa Suurogal Ah In Lagu siiyo Macaashka kabitaanka ah ee Lambarka Bulshada (SSI)



Similar documents
Substance Abuse or Dependence

QAYBAHA UU KA KOOBANYAHAY DARYEELKA CAAFIMAADKA DEGMADA DAKOTA OGEYSIISKA KU SAABSAN DHAQANKA ASTURAN

Small Business Health Options Program - SHOP (Barnaamijka Fursadaha Caafimaadka Shirkadaha Yar-yar)

Ask Remote Assistance Windowsxp iyo Windows7

Ammaanka Kursiga Baabuurka iyo Kuraasta Buustarka

OVERACTIVE BLADDER AND URGENCY KAADI-HAYSTA KACSAN IYO DEGDEGGA

Xeerka iyo magangelyada Dublin II. Horudhaca gaaban ee dadka magan-gelyo doonkaee jooga Yurub dhexdeeda

Outreach. Newsletter SOMALICAN SOMALI. Inside this Issue: ENGLISH. Tusmada Caddadkan: Volume 2, Issue 4 APRIL, 2010


Somali CANCER AWARENESS IN THE MUSLIM COMMUNITY INFORMATION SHEET KA WACYI-GELINTA KANSARKA BULSHADA MUSLIMKA AH WARQADDA MACLUUMAADKA

Sida Cuntooyinku u Saameeyaan Sonkorta Dhiiga: Hage loogu talogalay Bukaanada Soomaalida ee Sonkorowga qaba

Repairs and maintenance

EACH. Enabling Change Rebuilding Lives EACH. Enabling Change. Rebuilding Lives

Find Hidden Words (Decoding Strategy)

Somali Glossary of Special Education Terminology

Get free help with your taxes. Youth kick off recycling effort at four KCHA properties

SAY FGM WAXYEELAYNTA SAXAAXA HAWEENKA. Batulo Essak, Eriikka Sailo & Kati Illahe

Cid waliba waxa ay haysaa hadal ay odhan lahayd

A claim form for Housing Benefit and Council Tax Support

naafaynta saxaaxa dumarka

Back to School. What s inside. Translation

INTRODUCING THE INAUGURAL ENTREPRENEUR S RESOURCE EXPOSITION.

Carers Count. Findings from the Carers Survey

Looking after your new kitchen and bathroom

BACK TO SCHOOL IS HERE!

Got it covered? We can help you prepare for the unexpected

Home Appreciation Loan Equity release with no monthly repayments PRIVATE SECTOR HOUSING INFORMATION LINE

Housing List Application

Daryeelka Naftaada Kaddib Marka aad Dhasho

Housing List Application

Fo ræ ld reti lfred s h eds u nd e rs ø gelse. BøRNOG"''"' M Aarhus Kommune. Parent satisfaction survey ,!l rl:-) ç9r Èñil Lptll ct: r..,!

Story 3 The Cat and the Mouse. A long time ago there was a cat and a mouse that. agreed to travel together. As they walked along, the cat s

Active Range of Motion Exercises: Wrists, Elbows, Forearms and Shoulders

You Y r ou ho ho e Asbestos

Cancer Screening for Men

Repairing and Maintaining Your Home. Repairing and Maintaining Your Home. Great homes, positive people, strong communities

MRI (Magnetic Resonance Imaging)

Paying your rent You ve got nine easy ways to pay

Marka uu ilmuhu hadli waayo maxaynu samaynaa markaa?

Be Our Partner for Safe Health Care

Empty Properties advice and information. abcde. Because homes were built to be lived in.

EMPLOYMENT AND SUPPORT ALLOWANCE

Your close and backcourt maintenance services

TOWER HAMLETS MENTAL HEALTH AND WELL BEING SERVICES DIRECTORY

Preventing Infections When Your White Blood Cell Count is Low

Tilmaanta Bukaan-socodka: Isu Diyaarinta Qaliinka/Hawsha Caafimaadka A Patient s Guide: Preparing for Your Surgery/Procedure (Somali)

Asbestos in the Home. Guidance for tenants


How to make a complaint about your care

BUUG TILMAAMEED AH XILI DHALAAN KA GUDUBKA

How to Quit Smoking. Getting Ready to Quit

Miralax and Dulcolax Bowel Prep for Colonoscopy

A community-based newspaper serving the Puget Sound area since The newspaper of Neighborhood House BY CECILIA MATTA.

Refuse and recycling storage for new dwellings Planning guidance. December 2013

Tenants Paradigm s Service Standards

War and Peace: An anthology of Somali literature. Suugaanta Nabadda iyo Colaadda. Introduced and edited by / Iskudubbaridkii iyo gogoldhiggii

Promoting and Supporting

Money worries? Strong Communities, Excellent Services, Decent Homes

TENANTS GUIDE. Repairs and improvements

Early Childhood Family Education (ECFE)

Idris Ahmed. Young lives full of promise. Favorite Subject: chemistry College Plan: Stanford University

Reducing your council tax bill A guide

i Urtehagen barnehage på Grønland i Oslo

Social Security Administration. Disability Programs

Parkinson s Disease. Signs. Your Care

Social Services for Adults. Services for people with physical impairments

Housing Application Form

Prostate cancer follow-up Who do I call if?

Small Business Marketplace

Working While Disabled A Guide To Plans For Achieving Self-Support

What Prisoners Need To Know

DIIWAANKA EREYBIXINTA AF-SOOMAALIGA

Minneapolis Healthy Corner Store Program

Acute Neck Sprains. Emergency Department. Information for Patients

How Workers Compensation And Other Disability Payments May Affect Your Benefits

We sent you this disability starter kit because you requested an appointment to file for

2035 Comprehensive Plan

Supplemental Security Income (SSI) and Social Security Insurance. September 12, 2015 Andrew Hardwick Social Security Administration

What Prisoners Need To Know

Your Rights and Responsibilities

Application for a bond loan

Supplemental Security Income (SSI)

Domestic Violence. Information and Resource Guide. Mercer Island Police Department 9611 SE 36th ST. Mercer Island, WA 98040

handbook for residents at stable Way

Managing Menopause. Signs

Small Business Report Life Change Events Form

Parent Information for USING A NASOGASTRIC TUBE

When A Representative Payee Manages Your Money

Healthy bladder guide Information for patients

Small Business Health coverage application for EMPLOYEES

Arthritis. Signs of Arthritis

Your Right To Question A Decision Made On Your Supplemental Security Income (SSI) Claim

HOW TO APPLY FOR A SCHOOL PLACE FOR SEPTEMBER 2016 starting school moving on to junior school

FREQUENTLY ASKED QUESTIONS ABOUT:

Assured (non shorthold) Tenancy Agreement

Breast feeding your baby

Sheltered housing in Islington

EBT. Minnesota. How to Use Your Minnesota EBT Card. Questions? (888) Call Customer Service 24 hours a day 7 days a week

Primary Care Plus Enrollment Booklet

Information Handbook. What you need to know about Unemployment Insurance. October 26, 2014 through October 24, 2015

Transcription:

Waxaa Suurogal Ah In Lagu siiyo Macaashka kabitaanka ah ee Lambarka Bulshada (SSI) 2013

Waxaa Suurogal Ah In Lagu siiyo Macaashka kabitaanka ah ee Lambarka Bulshada (SSI) Waa maxay SSI? Macaashka Kabitaanka Dakhliga ee Lambarka Bulshada (SSI) waa barnaamij ay dawladda dhexe maamusho oo bixiya lacag bil kasta la siiyo dadka dakhligoodu hooseeyo hanti koobana leh. SSI waxaa la siiya dadka da'doodu tahay 65 ama ka weyn, ee naafada ah da'dii ay doonaanba ha ahaadeene, oo ay ka mid yihiin caruurta. Si laguu siiyo SSI waa in aad: Dadka da'doodu tahay 65 ama ka weyn; Indhaha dam ka ah ama qeyb ahaan indhaha la'; ama Aad qabto xaalad caafimaad oo kuu diideysa in aad shaqeyso oo aan la fileyn in ay ku dhamaato ugu yaraan sanad gudhiis ama keeni karta dhimasho. Sharciyo gaar ahaa ayaa loo adeegsadaa caruurta. Macluumaad dheeraad ah, ka akhri Macaashka Caruurta Naafada Ah (Publication No. 05-10026-SO). Imisa ayaa lagu siinayaa? Lacagta SSIda ee la bixiyo bil kasta sanadka 2013 waa mid isku mid ah waddanka oo dhan. Waa: $710 qofka kaligiis ah; ama $1,066 laba qof.

Dadka oo dhan lacag isku mid ah lama siiyo Waxaa laga yaabaa in lagu siiyo lacag dheeraad ah haddii aad ku nooshahay gool ku dara lacag dheeraad ah SSIda. Waxaa laga yaabaa in lacagta lagaa dhimo haddii dakhli kale ku soo galo. Halka iyo ciida aad la nooshahay ayaa saameyn ku yeelayn kara lacagta SSIda ee lagu siiyo. Sidee ayaan xaq ugu yeelanayaa SSI? Dakhligaaga Dakhliga ku soo gala waxaa ka mid noqon kara lacata ku soo gasha, macaashka Lambarkaaga Bulshada, lacagta hawlgabka, iyo alaabada kale ee qiimaha leh ee aad ka hesho meelaha kale sida cuntada iyo hoyga. Halka aad ku nooshahay waxa ay saameyn ku yeelan kartaa dakhliga ku soo gala bil kasta iyo lacgta SSIda ee lagu siiyo. Gobladu waxa ay leeyihiin sharciyo kala duwan. Hantidaada Waxaa suurogal ah in lagu siiyo SSI haddii hantida (waxyaabaha ay heysato) aanuu qiimahoodu ka badneyn $2,000 halkii qof ama $3,000 labadii qof. Ma xisaabeyno wax walba oo aad leedahay marka aan go'aanka ka gaareyno in lagu siiyo SSI. Tusaale ahaan, ma xisaabeyno guriga aad leedahay haddii aad ku nooshahay ama inta badan ma xisaabeyno gaarigaaga. 3

Waan xisaabeynaa lacagta caddaanka ah, xisaabta bankiga iyo shahaadooyinka maalgelinta ee lacagta u dhigna. Waa waajib in aad degan tahay Mareykanka Si laguu siiyo SSI waa in aad ku noolaataa Mareykanka ama Waqooyiga jasiiradaha Islands. Haddii aadan heysan dhalashada Mareykanka, ama aad si sharci ah ku degan tahay Mareykanka, waxa aad suurogal in aad xaq u leedahay SSI. Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan waxa aad ka heleysaa Barnaamijka Kabitaanka Dakhliga ee Lambarka Bulshada (SSI) ee Dadka Aan Heysan Dhlashada Waddanka (Publication No. 05-11051-SO). Macaashka kale Si laguu siiyo SSI, waxaa kale oo aad codsan kartaa macaashka lacagaha kale ee caddaanka ah ee aad heli karto. Haddii lagu siiyo SSI, waxa kale oo aad xaq u yeelan kartaa Barnaamijka Kabitaanka Gargaarka Nafaqada (SNAP) iyo sidoo kale Medicaid. medicaid waxa ay kaa caawineysaa bixinta kharashka dhakhtarka iyo biilka cisbitaalka, iyada oo SNAP ay kaa caawineyso bixinta cuntada. 4 (rogad)

Sidee loo codsadaa SSI? La xiriir Xafiiska Lambarka Bulshada si aad uga smeysato balan aad ku codsato SSI. La Xiriirka Lambarka Bulshada Macluumaad dheeraad ah iyo si aad u hesho nuqul daabacadaha aan soo saarno, fadlan soo booqo bogga internetka www.socialsecurity.gov ama telefoonka lacag la'aanta ah, 1-800-772-1213 (dadka dhagaha la'a ama maqalku ku adag yahay, waxa ay wici karaan lambarka TTY, ee 1-800-325-0778). Telefoonada oo dhan waa qarsoodi Haddii aad ku hadasho afka isbaanishka, doorop 2. Luqadaha kale dooro 1, ama khadka ku jir oo iska aamusnoow inta fariinta afka ingiriisga ah ay socoto ilaa qof kula hadlo oo ka jawaabo telefoonka. Wakiilka kulka hadla ayaa kugu xiraya turjubaan kaa caawiya telefoonka. Adeegga turjubanadu waa lacag la'aan. Waxa aan ka jawwbi karnaa su'aalaha aad qabtaan 7 subaxnimo ilaa 7da fiidnimo Isniinta ilaa Jimcaha. Guud ahaan, muddo gaaban ayaad sugeysaa in laga jawaabo telefoonka haddii aad soo wacdo todobaadka gudihiisa wixii ka dambeeya talaadada. Macluumaadka waxa telefoonka ku heli kartaa 24 saac ee maalin kasta. Waxaa kale oo aan dooneynaa inaad hesho amcluumaad sax ah iyo adeeg ku raali geliya. Taas weeye sababta telefooada aad soo wacdo loo dhageysto si loo hubiyo in la idiin qabtay adeeg idin raali galiya. 5

Social Security Administration SSA Publication No. 05-11069-SO You May Be Able To Get Supplemental Security Income (SSI) (Somali) January 2013